W.Q. Burhaan Cali Laga soo bilaabo faragelintii uu Midawgii Soofiyeeti sida toos ah ugu sameeyey waddanka Afqaanistaan dhammaadkii toddobaatanaadkii, dunida islaamku waxay gashay jawi siyaasadeed oo wax badan ka beddalan jawigii horay loogu yaqaannay. Isla sanadahaas waxaa Iran ka curatay dawlad loogu wanqalay ISLAAMI. Boqortooyooyinka khaliijka oo ay garabsiinayaan reer galbeedku waxay garab istaageen jabhadihii...
DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil (Q. 2aad)
CUTUBKA 2aad Barbaarid: Cadan iyo Laxij Afar ilaa shan beri dabadood ayaannu Cadan gaarnay. Halkaa ayaa sidii aan filayay carruuro badan oo filkay ah ka helay. Hase ahaatee, uma bogin markii aan ku baraaruggay in cunnada iyo waxyaalaha kale ee wanwanaagsani aanay bilaash ahayn, sidii aan filayay. Waxyaalo badan oo aanan hore u arag ayaan...
To Save Somalia and its Unity, Save it from its President
Osman Hassan In a recent Open Letter to Prof Ahmed Ismail Samatar in WDN, I have referred to the man who beat him to the presidency, Hassan Sheikh Mohamoud, as “The Man with the Angelic Smile and Satanic Ways”. For me, that sums up my perception of him, based on his appearances, actions and overall...
Taxanaha Aadan Makina: Maandeeq Weli Mey Dhimman
W/Q Adan Makina Dhurwaaga ama waraabuhu waa bahal xeelad badan. Inkastoo inta badan uu ku noolyahay waxa xayawaanaadka kale ay dilaan sida libaaxa, haramcadka, iyo shabeelka, dhurwaagu sidiisaba waa bakhti-quute. Ayadoo ay sidaas tahay, ayuu haddana ku xeeldheeryahay weerarka iyo khayaanada uu kula kaco xayawaanka kale ee aan is difaaci karin sida geella, lo’da, iyo...
“The Somali Compact:” A New Deal or an Indirect Rule?
By Faisal A. Roble Introduction Hosted by top Diplomat Catharine Ashton, the European Union (EU) convened a 2-day conference (Sep. 15-16, 2013, Brussels) on Somalia. Co-hosting the conference was President Hassan Sheikh Mohamoud of the Federal Somali Government with an entourage larger than life. Other participants also included Presidents Abdurrahman Faroole of Puntland and Ahmed...
THROWING EVERYTHING BUT THE KITCHEN SINK AT HIS EXCELLENCY: A REJONDER TO ABDUL GHELLEH’S “WHEN THE SOMALI PRESIDENT TRIED TO SETTLE OLD SCORES….”
By Ibrahim G. Sharmarke As the author of Why English Articles: Espionage or Arrogance?, I am obliged by common sense to first of all explain my reason for writing in English: Simply put, I am responding to an English article. However in this discourse I will be brief and to the point for I neither...
DALMAR: Taariikh Nololeedkii Ibraahin Ismaaciil
Qore: Ibraahin Ismaaciil iyo Eugène Gaspard Marin [1]Tifatire (English): Dr. Richard Panchurst Tifaftire (Somaali): Boodhari Warsame Sebtember 23, 2013 Hordhac Waxa aan xusuusannaa taxane taariikh-nololeed ah oo aan hadda ka hor la wadaagay akristeyaasha wardheernews.com (Mahadhadii Maxammad Nuur). Waxa aan filayaa in waxyaalo badani nooga kordheen oo ay ka mid ahayd xogtii ku...
When the Somali president tried to settle old scores with another clan, opportunity presents itself for Al Shabaab
By Abdul Ghelleh I must come out of my procrastinating den in Doha and key in few words about the circumstances surrounding the terrorist attacks in Nairobi’s Westgate Mall. Exactly twelve days ago, I was in Nairobi. I lived in the city’s Hurlingham area for almost a year, not far from the Westgate Mall where...
Why Getting a Million Somali Children to School is Crucial
By Ahmed A Hirsi The importance of education in any given society and the relationship between economic growth and education are well documented. On the basis of that premise, Somalia needs thousands of schools in terms of both quantity and quality. A well educated society is more likely to achieve and benefit from higher rates...
Joe Biden-na ma Midgaan baa?
WQ: Ibraahim G. Sharmaarke Murbeedka Murtidu wuxuu la da’yahay murtida lafteeda. Sida tuugaysiga kale ee la wada yaqaanno, falkani wuxuu ku qotomaa doonista mamman ee ama ha dhaco ama ha xadee qofka ku xambaarta in uu inta xaf-gooyo xeradiisa ku shubto xoolo aanu isagu tabcan. Laga soo billaabo maalmihii ay joogeen tiirriyadii jaajaalennimada ee reer...









