Category: opinion

Home » opinion » Page 264
The Letters: How Al-Qaeda Failed in Mali and Somalia
Post

The Letters: How Al-Qaeda Failed in Mali and Somalia

Recently, two separate letters written in Arabic by Al Qaeda leaders in Mali and Somalia have surfaced. The writings paint a grim picture of the jihadist experience in both countries. The first was found in Mali, and the second is an open letter from a Somali jihadist leader to Al Qaeda supreme leader, Dr. Ayman...

WDN interview with Dr. Abdurahman M. Baadiyow
Post

WDN interview with Dr. Abdurahman M. Baadiyow

Editor’s Note: Dr. Abdurahman M. “Baadiyow” is a well-known Somali activist, educator, politician, and one of the senior leaders of Al Islah Islamic organization.  Dr. Baadiyow was one of the top candidates of the 2012 Somali presidential election. WDN had an insightful and multi-faced interview with Dr. Baadiyow on the current situation in Somalia, both the challenges...

Mahadhadii Maxammad Nuur (Qaybtii 4aad)
Post

Mahadhadii Maxammad Nuur (Qaybtii 4aad)

Qore: Maria von Tilin Tifatirkii: Bodhari Warsame Dhalasho iyo Korriimo ” Anigu waxa aan ku dhashay Guban, meesha Bixin la yiraahdo. Aabbahay fardo badan ayuu lahaa berigii hore, waxaana aan ku garaadsaday iyada oo dhowr iyo labaataneeyo fardo ahi joogto. Markii uu walaalkay gaashaanqaad noqday ayuu duulay, col walba raacay, oo faras walba oo laga...

An Open Letter to President Hassan Mohamoud
Post

An Open Letter to President Hassan Mohamoud

Mr President First and foremost, I would like to convey to you, on behalf of our Khatumo people, the respects due to you as our President. Needless to say, no where has your election as president been received with such rousing welcome and instant stirring jubilations as among our people in Sool, Sanaag and Cayn...

CODKARNIMADA  IYO  DHAWDHAWDA
Post

CODKARNIMADA IYO DHAWDHAWDA

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Codkarnimada iyo dhawdhawdu waa laba aad u kala durugsan, aan waxba isaga dan ahayn. Codkarnimadu waa sifo la isku ammaano, oo hoggaamiye kasta badanaa laga fisho. Halka ay dhawdhawdu tahay nuqsaan la isku yaso oo maangaabta lagu tilmaamo. Taas ayaana keenta dadka adduunka ugu xilka culus inay si gooni ah isugu...

Will establishing an English-only household help my child learn English faster?
Post

Will establishing an English-only household help my child learn English faster?

“ We only use English in the home”. As a speech-language pathologist, families often admit that they speak English exclusively in the home. If these families were from English speaking backgrounds, this would be understandable. However, I am increasingly hearing this from families who come from culturally and linguistically diverse backgrounds. The commonly held beliefs...

One Woman’s Tale and the Myths of Happiness
Post

One Woman’s Tale and the Myths of Happiness

“Every moment wasted looking back keeps one from moving forward.” —Hillary Clinton. In a San Francisco airport lounge, I was reading Professor Sonja Lyubomirsky’s new book, The Myths of Happiness: What Should Make You Happy but Doesn’t What Shouldn’t Make You Happy but Does (January 13, 2013), when a woman who seemed to be in...

Heerrarka Caqliyada
Post

Heerrarka Caqliyada

Haddaadan dunida wax ku soo kordhinayn adigaa dusheeda siyaado ku ah.                                                                                Mustafa Araafici (AUN) Kolka la abla-ablaynayo heerrarka caqliyada aadanaha iyo qaab fekerkooda waxaa la yiraahdaa waxay u kala qaybsamaan saddex nooc: caqliyo waawayn, caqliyo meel dhexaad ah iyo caqliyo yar yar. Caqliyada waawayni waxay ka wada sheekaystaan, kana doodaan mabaadii iyo afkaar, caqliyada...

Mahadhadii Maxammad Nuur: Qaybtii 3 xaad
Post

Mahadhadii Maxammad Nuur: Qaybtii 3 xaad

Cunnada, xoolo-dhaqashada iyo ugaarta dhulkayaga “ Dhulkayaga waxaa laga cunaa; wax la karsho, wax la dubo iyo wax la dhamo. Waa intaa cuntada la yaqaan ee dadku cunaa, miraha ma ahee. Dadka magaalada joogaa waxa uu cunaa bariis, timir iyo kibis. Kibista waxay u dubaan caynado badan. Tan engegga lagu cuno waxaa iyadana loo dubaa...