Category: opinion

Home » opinion » Page 227
The Al-Shabab Implosion: Featuring Foreign Jihadists
Post

The Al-Shabab Implosion: Featuring Foreign Jihadists

Several years ago, Somalia’s Al-Qaeda affiliate, Al-Shabab, was the first jihadi group to use Twitter to transmit its messages. These days, it is on that same social networking medium that the group’s dirty laundry is being aired. In a span of three weeks in April, Ibrahim Al-Afghani, one of the top leaders of Al-Shabab and...

Dhoodaan: Maansoyahan aan kaalintiisii la Buuxin karin
Post

Dhoodaan: Maansoyahan aan kaalintiisii la Buuxin karin

Cabdillaahi Macallin Axmed (Dhoodaan), Alle ha u naxariisto.  Geeridiisa waxaa ku baxay gabayaa iyo abwaan aan marna meeshiisii cid buuxisa la heleynin.  Hibadiisa halabuurnimo qof  aan barbardhigo, marka ay tayda tahay, ma garanayo. Dhoodaan, Alle ha u naxariisto, maanso ahaan, waxaan ku tilmaami karaa ifafaale ay soo noqnoqoshadiisu dhif tahay. Waxa uu gooni ku ahaa...

Dinasoor iyo Doolli (Sheeko gaaban)
Post

Dinasoor iyo Doolli (Sheeko gaaban)

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Xilligii  waa is-dooriyey Adduunku intiisii hore waa isaga soo dhowaaday; Qalabka warfaafinta isbeddelka xad-dhaafka ah ee ku dhacay ayaa dunidii kala durugsanayd tuulo yar ka soo saaray, dadkii  kala fogaana qoys keliya oo goor kasta kala war qaba ka yeelay. Hase yeeshee, sidii baa maalin walba qiso lala yaabaa waa kasta...

Post

Prejudices and politics in Somalia

Warsan Cismaan Saalax E-Mail: warsan2001@hotmail.com Imagine a scenario where a colleague and I are catching up on things in a reception following a research event, are approached by a tall dark, handsome man who said loudly: “nothing like home” in an apparent invitation for us to engage in some sort of conversation.  I exchanged a...

The Culture of Politics: The Somali Experience
Post

The Culture of Politics: The Somali Experience

Introduction Following his extensive expedition into the hinterlands of the Somali ecology, Sir Richard Burton, the 19th century acentric British explorer, in his eventual meetings with several Somalis chiefs, in particular Garad Adan Garad Koshin ( Geri) and Sultan Sharmarke ( Issak), gained an intrinsic understanding of Somali kinship, culture, religion, and their system of governance. ...

50 year old Uganda and Ethiopia host of OAU/AU for 50 years
Post

50 year old Uganda and Ethiopia host of OAU/AU for 50 years

Uganda is a 50 year old independent African country unlike Ethiopia that has been hosting OAU/AU for five decades while enjoying her own thousands of years of “independent” history. Ironically, Ethiopia has no independent institution which is equally inhabited by independent minded people who refuse to be bullied by the establishment. While Ethiopian Kangaroo Courts...

DHOODAAN (Baroor diiq)
Post

DHOODAAN (Baroor diiq)

Waxa Tiriyay: Faarax Cali “Gammuute” E-Mail: farahgamute@gmail.com Meel geri go’an ah ayaan waayadanba ku laallaa. Markaan ka soo laabtayna, Alle haw naxariistee,  geerida Dhoodaan bay igaga naxsadeen. Sida falaadheed bay iigu soo boodday. Waa se halkii Dalaayade, “Godob li’i ninkii kala tagaa; guusha  weyn sida e”. Lagu waarimaayoo waa run.  War baa se ka hadhay....

Somalia’s Jubbaland conundrum
Post

Somalia’s Jubbaland conundrum

A centre of trade, commerce, agricultureand rich in marine resources,Kismayo and the surrounding Jubbaland area is of great economic importance to Somalia. The region also has the potential to hold the balance of power in the country, meaning all important actors – indigenous or foreign – want to control it. Strategically located at the southern...