Category: News

Home » News » Page 2145
UN CHIEF: SOMALIA COULD STILL FAIL
Post

UN CHIEF: SOMALIA COULD STILL FAIL

BY PETER JAMES SPIELMANN UNITED NATIONS (AP) — Secretary-General Ban Ki-moon, warning that Somalia could slide back into being a failed state, called Tuesday on countries around the world to provide the African Union-led peacekeeping force there with attack helicopters and armored troop carriers to take the fight to Al-Shabab militants in the field. The U.N....

PRESS RELEASE: Puntland President Meets Ethiopia Prime Minister
Post

PRESS RELEASE: Puntland President Meets Ethiopia Prime Minister

Ethiopian Prime Minister H.E. Hailemariam Desalegn received in Addis Ababa on Tuesday September 3 a Puntland Government delegation led by President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) including Puntland Health Minister H.E. Dr. Ali Abdullahi Warsame. Discussions included advancing security and governance in Somalia, issues relating to the Somali Federal Constitution,...

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay Warar uu Ururka Al-shabaab Faafiyay
Post

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay Warar uu Ururka Al-shabaab Faafiyay

Marka, Sebt. 03, 2013 (WDN)- War saxaafadeed uu soosaaray afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Md. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), ayaa lagu sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisii aanay wax carqalad ah kala kulmin socdaakii ay ku tageen magaalada Marka ee caasimadda gobolka Shabeelada Hoose. Warsaxaafaddeedka uu soosaaray afhayeenka madaxtooyadu ayaa u qornaa sidatan:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray...

Somali president safe after attack
Post

Somali president safe after attack

Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud escaped unhurt Tuesday from an ambush on his heavily armoured convoy claimed by al-Qaeda linked Islamists, the latest attack targeting the internationally backed leader. Al-Shabaab gunmen claimed to have ambushed the convoy as it travelled to the port of Merka south of the capital and boasted of destroying...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 3, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo ay la leeyihiin Odayaasha,Xarakada Al shabaab ayaa gowracday mid ka mid ah gudoomiyaasha degaanada hoostaga Degamada Afmadow,Maraakiib iyo diyaarado dagaal...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo soconaya
Post

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo soconaya

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka markii u horeysay safar dhulka ah ku gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo ah booqashadii u horeysay oo dhulka ah oo Madaxweynuhu ku tago meel ka baxsan Caasimada Soomaaliya. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo ciidamo fara badan lagu daadiyay wadada isku xirta Muqdisho ilaa...

Unregulated drugs threaten public health in Somaliland
Post

Unregulated drugs threaten public health in Somaliland

By Barkhad Dahir in Hargeisa Imports of poor quality medicine, misuse of drugs and an unregulated pharmaceutical industry are endangering public health in the Somaliland region, officials say. Self-medication is becoming major health concern in Somaliland as many people take medicine without consulting a doctor or trained pharmacist, according to Ali Sheikh Omer, public health...

Madaxweyne Xasan “ Doorasho waa inay dalka ka dhacdaa 2016”
Post

Madaxweyne Xasan “ Doorasho waa inay dalka ka dhacdaa 2016”

Muqdisho, 02 September 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaranka ee Siyaasadda iyo Tiigsiga 2016 oo ka bilowday Muqdisho, oo muddo 5 cisho ah socon doono. Madaxweynaha waxaa ku wehliyey furitaanka shirkan Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 2, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Shir looga aarinsanayo aayaha Dalka oo caasimadda Muqdisho ka furmay,Dagaalo iyo dilal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo magaalada Bardaale,Faransiiska oo barlamaankiisa ka raadinaya qaabkii uu ku weerari lahaa Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah.