By Nicolas Bege On Monday 16 September, EU and Somali leaders meet in Brussels for the New Deal for Somalia Conference. The conference will negotiate a new Compact for Somalia, which will frame future relations between Somalia and the international community. Last week the EU announced a further €124 million for the African Union Mission in...
Shirkad Turki ah oo la wareegtay maamulka gegida diyaaradaha ee Muqdisho
Muqdishu ( WDN) – Maamulka Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Shirkadda duulimaadka Turkiga ee FAVORI ay maanta oo Axad ah ay la wareegetay maamulka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, iyadoona kala wareegetay shirkadda SKA oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay maamuleysay garoonka, taas oo xarunteeda ay ku taallo magaalada Dubay...
Tacsi: Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajacuun
Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyagoo ka tiiraanyaysan, waxay halkan tacsi ugu dirayaan xaasaskii, carruurtii iyo guud ahaan qoyka reer Suldaam Maxamuud Haybe geeridii naxdinta lahayd ee Suldaaan Maxamed Deeq Suldaaan Maxamuud Haybe oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Kismaayo. Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu jannadii Fardawsa ka waraabiyo ehelediisii iyo asxaabtiisiina...
Halkan ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer
Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan. Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah wafdigii madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Biljimka, xukuumadda oo maanta maamulka garoonka Aadan Cadde ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay, Guddoonka Baarlamaanka oo mooshin ka dhan ah xukuumadda loo gudbiyay, Hiiraan oo ay gaareen saraakiil ciidan Boolis ah oo...
‘Milestone’ talks Monday to set Somalia on road to recovery
BRUSSELS: The EU hosts a “milestone” international conference on Somalia on Monday aimed at underpinning economic and political recovery after two decades of bloody civil war. Some 50 high-level delegations from Africa, Europe, the Gulf and elsewhere are expected for the “New Deal in Somalia” event, gathering President Hassan Sheikh Mohamud, other Somali leaders, world...
Kenya’s tech visionaries lead the way
A boom in mobile phone use is creating an explosion of innovation that is changing lives, lifestyles and the economy Guy Alexander in Nairobi It is mid-morning in Nairobi’s iHub, a community space for techies and a kids’ hackathon – where children as young as 10 are learning some of the basics of coding – is...
Somaliland university gains international recognition
British, Canadian and African universities have been partnering with the University of Hargeisa, in the breakaway state of Somaliland, to boost the institution’s international credibility and the recognition of its qualifications. Although international recognition has yet to be conferred on Somaliland since it separated from Somalia in 1991, its largest university – which has 6,500...
Mo Farah urged to aim for historic golden treble at Rio 2016 by distance legend Haile Gebrselassie
Mo Farah is looking forward to taking the longest break from running since he started beating the world. Then, on his return from lazing on Sir Richard Branson’s Pacific Ocean paradise isle, Britain’s finest athlete is being urged by the great Haile Gebrselassie to dream of making outlandish Olympic history. By Ian Chadband After aiming to...
The Al Shabab moment
GOVERNMENTS AND religious scholars from Somalia to Pakistan these days are engaged in a task that is more easily said than being done. Their intention is to speak up against militant groups who, of late, had created a state within a state, and busy gunning down sectarian opponents for no rhyme or reason. The trend...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay dib-udhis ku sameyn doonto Dekadaha iyo Xarumaha dhaqaalaha ee dalka,AMISOM oo ku baaqday in la taageero Culimada kasoo horjeeda Dhibaatada dalka kasocota,Bulshada Rayidka oo dhaliilay shirka Brussles,iyo qodobo kale oo caalmi ah








