Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyagoo ka tiiraanyaysan, waxay halkan tacsi ugu dirayaan xaasaskii, carruurtii iyo guud ahaan qoyka reer Suldaam Maxamuud Haybe geeridii naxdinta lahayd ee Suldaaan Maxamed Deeq Suldaaan Maxamuud Haybe oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Kismaayo. Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu jannadii Fardawsa ka waraabiyo ehelediisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.
Waxaa tacsidan diraya:-
1. Suldaan Maxamed Sh. Xasan Wacdi
2. Garaad Cabdiqadir Axmed Xuseen
3. Shukrii Sh. Muhummed Takhal
4. Faysal Cabdiqadir Sh. Cabdullahi
5. Xasan C/raxmaan X.Xasan
6- Faysal Cabdi Rooble
7. Mukhtaar Ibraahim Seeraar
8. Cabdiqaadir Sh. Maxamed Bile
9. Xukun Sh. Xasan Wacdi
10. Axmed Haadi Sh. Cabdiqadir
11. Abdi Muxumed Faroor
12. Cumar Xaashi Axmed
13. Cabdullahi Maxamed Ismaaciil
14. Fu’aad Cabdiqadir Sh. Cabdullahi
15. Xaakin Sh. Xasan Wacdi
16. Cabdullahi Maxamed Sh. Xasan
17. Cabdullahi Maxamed Sh. Cabdullahi
18. cabdulmajid Maxamed Sh. Xasan
19. Xuseen Cali Ibrahim
20. Cabdinasir Moxamed Sh. Cabdullahi
21. Khallil Cabdiraxman Xassan
22. Axmed Abdirahman Xassan
23. Cabdi Siraad X..Yusuf
25- Cabdi Cabdillaahi ( tomorrow)
26. Xasan Ahmed Nuur
27. Cabdirishiid Gaani Sh. Maxamuud
28. Nuur Mohammed Sh Xassan
29. C/risaaq Gaani
30. Cabdirishiid Axmed Taabe
31. Xasan Cabilahi Ducaale
32. Cabdikariim Cabdiraxman X. Xasan
33. M. Maxamed Muxummed (Boodhi)
34. Rabiic Axmed Xuseen
35. Maxmaed Axmed Xuseen (dhaga Cadde)
36. Farxaan Maxamed Sh. Xasan
37. Badri Jundi
Leave a Reply