Category: Warar

Home Warar
Post

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay shirka maamul u sameynta Jubbaland ee Kismaayo ka socda

Muqdisho,  (WDN)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka  Soomaaliya, ayaa dhaliilay qaabka hadda ay u socoto howsha maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo shirka Kismaayo ka socda. Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Aadan (Sandheere) ayaa wareysi dhinacyo badan  taabanaya oo uu siiyay Radio Wardheer, waxa uu ku sheegay in sida ay hadda wax u socdaan ee arrimaha Kismaayo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 07, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay digniinta ay Britain soo saartay, maalinta caafimaadka adduunka oo Muqdisho laga xusay, xaaladda caafimaad ee caruurta Muqdisho ku dhaqan, Guddoomiye Jawaari oo Oslo jooga, Raysal wasaare Saacid iyo wasiirka arrimaha gudaha oo Baarlamaanka looga yeeray...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 06, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid, oo si diirran loogu soo dhaweeyay Addis-ababa, Shir ay IGAD ka yeelanayaan maanta arrimaha Soomaaliya, Britain oo ka digtay qaraxyo iyo weeraro argagixisnimo oo ka dhici kara Muqdisho iyo deegaannada u dhow dhow iyo qodobbo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 05, 2013 (WDN)-Warka  Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qaabilay ajaaniib dooneysa inay maal-gashi ku sameystaan Muqdisho, Shirkii garsoorka oo Muqdisho wali ka socda, QM oo ku baaqday in garsoorka Soomaaliya la adkeeyo iyo qodobbo kale.

Dowladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti
Post

Dowladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti

Djibouti,  (WDN)- Warbixin naga soo gaadhay xafiiska warbaahinta ee ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Md. Cabdi Faarax, ayaa lagu sheegay in ra’iisal wasaarah Soomaaliya uu ka gudoomay dawlada Jabuuti deeq gaadiid ciidan,. Warabixintaasi ayaa u qorneyd sida hoos ku xusan. _________ Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq...

Dhageys Warka Radio Wardheer
Post

Dhageys Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 04, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Jabuuti oo gaadiid ciidan ku wareejisay dowladda Soomaaliya, Wafdi ka socda Puntland oo Kismaayo gaaray, Garroonka dayaaradaha ee Taleex oo dhismayaal lagu kordhinayo iyo qodobbo kale.  

Maamulka  Faroole oo Saddex Idaacaddood Afka Qabtay
Post

Maamulka Faroole oo Saddex Idaacaddood Afka Qabtay

Garowe, Abril 03, 2012 (WDN)- Sida lagu xusay wareegto ka soo baxday wasaaradda Warfaafinta ee dawlad goboleedka Soomaaliyeed Puntland oo ku taariikhaysnayd 25kii bisha Maarso ee aan ka soo gudubnay, waxaa la xidhay xarumihii ay idaacadaha Daljir, One Nation iyo Codka Nabddu ku lahaayeen Puntland. Xannibaadda lagu soo rogay baahintii idaacaddahan ayaa lagu sababeeyay ka...

Ra’iisal wasaar Saacid oo Markii Ugu Horreysay Safar Waddanka Dibaddiisa Ugu Baxay
Post

Ra’iisal wasaar Saacid oo Markii Ugu Horreysay Safar Waddanka Dibaddiisa Ugu Baxay

Muqdisho, Abril 03, 2013 (WDN)- Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo toddobaaddadiii ugu dambeeyay socdaallo ku kala baxinayay gobollada dalka qaarkood, ayaa markii ugu horreysay tan iyo intii xilka loo magacaabay socdaal ugu kicitimay wadanka dibaddiisa. Ra’iisal wasaaraha yo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa booqasho ku tagey  wadanka Jabuuti iyadoo garoonka...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 03, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka ad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo safarkiisi ugu horreeyey ee dibbadda maanta booqasho ku tagay Jabuuti, Dhalinyaro lagu eedeyey Shabab oo Baladxaawo lagu dilay, Xildhibaanno gaaray Kismaayo iyo qodobbo kale.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan Yeeshay
Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan Yeeshay

Muqdisho, Abril 02, 2013 (WDN)- Waxaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta golaha shacabka  xildhibaanada baarlamaanka federaalka  Soomaaliya, kaasi oo ay kaga doodayeen xiliga uu furmayso doodda golaha iyo waqtiga imaanshaha barlamaanka. Doodda oo maanta ahayd mid wax badan ka duwan kuwii dhawaanaha ka dhacay xarunta barlamaanka Soomaalia,  ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii...