Muqdisho, july 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay, Madaxweyne Xasan Sh oo lakulmay Safiirada midowga Yurub, Howlgallo ka socda Gaalkacyo, Odayaasha Soomaaliya oo Dowlada eedeeyay, Madaxweynaha Puntland oo Wasiir cusub magacaabay,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo warbixinnada soo socda ee Guddiga QM
Xafiiska Madaxweyanaha Soomaaliya Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo dowladda iyo in la abuuro guddi dhex-dhexaadin ah...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in guddi dhex dhexaadin ah loo sameeyo warbixinta Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya,wasiirka difaaca Fiqi oo dib ugu laabtay dalka,Putland oo Garowe ku toogatay rag dil iyo Al Shabaab ku eedeysan,iyo qodobo kale...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in caalamka uu shuruud adag ku xeray cafinta deymaha lacageed ee dalka lagu leeyahay,taliyaha nabad gelyada wadooyinka Cali Gaab oo ka cawday wada shaqeyn la,aan kala dhaxaysa booliiska Muqdisho,kooxo hubeysan oo askar ku...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada oo faa-faahin ka bixisay ujeedada heshiiska New deal iyo sharciga saxaafadda,qarax AMISOM lagula eegtay Kismaayo,Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay sharciga cusub ee warbaahinta Soomaaliya,Israa’iil iyo Falastiin oo wada hadal uu Mareykanka ugu furmayo, iyo qodobo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo beeniyay in lacag Qadar ka timid lagu doortay, dilal ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Cali Maxamed Geedi oo cambaareeyay ,wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo ku sugan Kimsaayo iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka radio Wardheer
Muqdisho, july 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Zakariye Xaaji Maxamuud.Ugaas cabdi Wali iyo Cabdi Nuur Siyaad”Waal” oo beeniyay eedeeyn kaga timid kooxda Monitering Group,AMISOM oo ka hadashay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee qaar ka mid ah gobollada dalka,Qaramada Midoobay oo ka digtay shidaal xilligan laga...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay mideynayaan dhamaan ciidamada hoos yimaada dowlada,Wasirrka warfaafinta Cilmooge oo ka hadlay sida ay dowlada Soomalaiya ugala macaamileyso arrimaha hawada Somaliland,qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Muqdisho oo dhaliilay sharciga...
Minneapolis: Cabdiraxmaan C. Cali oo lagu eedeeyey inuu galay shil keenay dhimasho
XAFIISKA XEER ILAALIYAHA DEGMEDA HENNEPIN MICHAEL O. FREEMAN Cabdiraxmaan Cabdi Cali oo degan magaalada Minneapolis ayaa waxaa lagu eedeeyey in 9ka bisha Luulyo uu galey labo fal denbiyeed oo kala ah dil lagu geystey gaari, iyo ka carar goobta falku ka dhacey kadib markii uu gaariga ku dhuftey kuna diley haweeney dhalinyaro ah...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 16, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Xukuumadda oo ka hadashay sharciga cusub ee saxaafadda Soomaaliya,Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Fiqi oo gaaray Itoobiya,Midowga Yurub oo ka hadlay shirka dhawaan Biljim loogu qabanayo Soomaaliya yo qoddobo kale oo caalami ah.


