![]()
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in guddi dhex dhexaadin ah loo sameeyo warbixinta Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya,wasiirka difaaca Fiqi oo dib ugu laabtay dalka,Putland oo Garowe ku toogatay rag dil iyo Al Shabaab ku eedeysan,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
