Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Kulankii Qaasim iyo Kissinger!

Turjumaad: Maxamed Haaruun Galabnimo Jimce ah, oo ku beegneyd 8 Oktoober, 1976, waxaa ku kulmay New York (USA), laba wafti oo kala matalaayay dawladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka. Labada dhinac waxa kala hoggaaminaayay Henry Kissenger, Xoghayihii Arrimaha Debedda ee xilligii Madaxweyne … Continued

Milicsiga Siirada 1: Dastuurkii Dawladda Madiina

W/Q. Mustafa Fayruus Gogoldhig Siirada Suubbanuhu Nabigii Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha ahaatee (NNKH),  waa sooyaalka hawshii uu Nebigu NNKH qabtay muddadii uu rasuulka ahaa. Waxay ka bilaabataa markii loo waxyooday sannadkii 610, kelidiina uu isu taagay hawshii loo igmaday. … Continued

Isdubashada Soomaalida

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Fallaadhaha qorraxda ee daaqadda ka soo galaya waa kuwo aad ku indho-daarandaraysid. Marka aad furtidna neecow macaan ayaa ku saaqaysa. Cirku daruur ma leh. Waa maalin qurux badan oo cimiladu ku farxad gelinayso naftuna jeclaysanayso in … Continued

Wasiir Goodax Gaarsii Warkayga!

W/Q.  Aadam Cabdiraxmaan Waxaa dugsi iyo ii dhigta 5 carruur ah , 3 kalana  Jaamacadaha ayay ku jiraan. Waxaan leeyahay makhaayad, biilasha  qoysaska iyo caruurta wax barashadooda way ku filantahay oo cidna gacanta uma hoorsado. Waxbarashada cunug kasta waxaa iiga … Continued

Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan

Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxa sharaf iyo qaddarin noo ah in aanu qormadan ku maamuusno Macallin, Haldoor, Qoraa iyo Hal-abuur aad ugu weyn guud ahaan ummadda Soomaaliyeed- waa Ustaad Siciid Jaamac Xuseen. Sidaa darteed waxa aanu idinla wadaageynaa qoraallo kooban oo … Continued

Tumis Xeeldheer: Xudeydi, Noloshiisii Cuudka & Waayo Kale

W/Q. Bare Sare Axmed I. SamatarTurjumid: Cabdiqani Ismaaciil & Cabdicasiis Guudcadde Wuxuu mudnaanta kala mid yahay qof kasta oo Soomaali ah oo sameeyey wax qarankiisu ku faani karo. Isaga oo weli dheer, dhabarkiisu toosan yahay, tallaabadiisu xooggan tahay, maskaxdiisuna si … Continued

Hormuud iyo Hableheenna

Zaad , EVC , Sahal iyo E-Dahab W.Q. Aadan Cabdiraxmaan Wuxuu ka mid noqday Telefoonka gacantu nolosha. Waxtar iyo waxyeello labadaba, dhaqaale iyo dhaqan bi’is, hawl fududayn iyo hagardaamo wada socda ayuu sidaa, Telifoonkan qof kasta oo qaangaar ah uu … Continued

Dubashada Soomaalida

W.Q. Idiris M. Cali Muddo ayaan sugayay in maqaalkan oo kale uu soo baxo. Judhaba magaca loo bixiyay baa maankaaga gadaya: “When Religion and Culture Kill: COVID-19 in the Somali Diaspora Communities in Sweden”—Marka ay Dhaqanka iyo Diintu [Dadka] Dhagraan! … Continued

Maxay isku Hayaan Xukuumadda DDS iyo Ururka ONLF?

W.Q. Xasan Keynaan Maxaa dhexyaalla Xukuumadda DDS iyo ONLF? Maxay isku hayaan Madaxwayne Mustafa iyo Guddoomiye Maadey? Suura gal ma tahay in la dhexgalo khilaafka dhexyaallana la soo afjaro? Yaa dhexgali kara oo ka mira dhalin kara? Waxaan isku dayi … Continued