Burao Academy Fundraising Committee Alexandria, VA – We would like to invite to attend the upcoming Burao Academy of Science and Technology Fundraising Dinner. Burao Academy is an independent, non–profit institution offering comprehensive education—complimented with career training—in the scientific and technical fields. We prepare students for real–world situations with a seamless combination of academics along...
RaadRaac: Xusuus- Waraysi Bare Sare Siciid Sh. Samatar (AHU)
RaadRaac: Xusuus – waraysiga waxa uu Bare sare Siciid Sh. Samatar kaga hadlayaa guud ahaan xaalada Soomaaliya, iyo sababaha dhaliya in ay Soomaaliya ilaa hadda u degi la’dahay.Waraysiga waxaa qaaday Khaill C/raxmaan. Waraysigan ayaa horey uga baxay RaadRaac bishii August 7, 2012. Hoos ka dhegayso waraysiga oo dhan:
Kenya bombed al Shabaab camps in Somalia on Sunday: military source
The Kenyan air force bombed two al Shabaab camps in Somalia on Sunday, a Kenya Defence Forces (KDF) source said, in the first major military response to last week’s attack by the militant group on a Kenyan university. Gunmen from the al Qaeda-aligned group killed 148 people on Thursday when they stormed the Garissa University...
Islam is simple, don’t make it complicated
BY DEANA NASSAR The Qur’an says: “We have sent down the Book to you which manifests the truth about all things and as guidance and mercy and good news for Muslims.” (Qur’an, 16:89) It reminded me of a post I read on Facebook recently and I thought how true this is, but easy to forget....
Socdaalkii Madaxweyne Cabdi Maxamuud (Ilay) iyo Washington
Washington (WDN) Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (Ilay) iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa oo booqasho ku maraya dalka Maraykanka, ayaa horraantii toddobadkan soo gaadhay magaalada Washington ee xarrunta waddanka Maraykanka. Md. Cabdi Maxamuud ( Ilay) iyo xubnaha la socda, ayaa intii aanay ka soo ambabixin dalka Itoobiya, warbaahinta ku hadasha afka maamulka...
Somali Islamists attack regional headquarters in central city -police
MOGADISHU, Six Somali police officers were killed on Thursday when al Shabaab Islamist militants detonated a car bomb outside a regional government headquarters in the central city of Baidoa and then stormed inside the compound, police said. The attack is the latest in a series launched by the group, which often targets official sites and...
Raadiyo Wardheer: Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Qaraxyadii Central Hotel
Raadiyo Wardheer Waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamij gaar ah oo aan ku eegayno qaraxyadii dhawaan lala beegsaday Central Hotel ee ay dadka badani ku dhinteen. Barnaamijka oo idiinka imanaya Istudiyaha Raadiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay islamarkaana idinla socodsiin doona Wariye Maxamed Nuur Amiin. Barnaamijka hoos ka dhegeyso
Prophet — the teacher of mankind
HAYA MUHAMMAD EID The Prophet Muhammad (peace be upon him) once said, “Who from my Ummah (universal nation) would learn five qualities to act upon or teach to those who would (in turn) act upon them?” Abu Hurairah said, “I, O Messenger of God.” The Prophet (peace be upon him) took Abu Hurairah’s hand and...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta Ogolaaday Xukuumadda Cusub ee Ra’iisalwasaare Sharma’arke
Muqdisho, Feb. 09, 2015 (WDN)- Kulan ay maanta mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarruntooda magaalada Muqdisho, ayay cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen xubnaha xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’isul wasare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Md. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ayna ka soo qaybgaleen 220...
Ra’iisalwasaare Sharma’arke oo Ku dhawaaqay Qayb Ka Mid Ah Golihiisa Wasiirrada
Muqdisho, (WDN) – Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa caawa ku dhawaaqay qayb ka mid ah xukuumaddiisa cusub. Xubnaha golha wasiirrada ee uu caawa ku dhawaaqay Md. Sharma’arke ayaa ka kooban 20 wasiir oo dhammaantood aanu ku jirin shakhsi ka mid ahaa labadii xukuumaddood ee u dambeeyay. Haddaba xubnaha golaha wasiirrada...





