Category: Featured

Home » Featured » Page 87
ARAGTIDA PUNTLAND EE KU AADAN WADA TASHIGA QARAN EE GEEDI SOCODKA DOORASHOOYINKA 2016
Post

ARAGTIDA PUNTLAND EE KU AADAN WADA TASHIGA QARAN EE GEEDI SOCODKA DOORASHOOYINKA 2016

MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND HORUDHAC: Kadib markii Soomaliya ay muddo ku jirtay nidaam KMG ah ayaa bishii Agoosto sannadkii 2012 waxaa loo gudbay Dowlad Federal ah oo loo dhan yahay. Waxaa la dhamaystiray Golayaashii Dowladda waxaana loo igmaday in dowladaasi ay ummadda soomaaliyeed gaarsiiso dowladnimo rasmi ah, soona celiso maqaamkii iyo sharaftii iyo karaamadii ay ummadda...

SAXIIXAYAASHA MOOSHINKA XILKA QAADISTA MADAXWEYNAHA JFS
Post

SAXIIXAYAASHA MOOSHINKA XILKA QAADISTA MADAXWEYNAHA JFS

War Saxafadeed Muqdisho, Soomaaliya 1. Xubno ka mid ah Golaha Shacabka ayaa Mooshin Xilka Qaadis oo ka dhan ah Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, u gudbiyey Guddoonka Golaha Shacabka bishii Ogosto 12, 2015. 2. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Cusman Jawari, ayaa shalay 12 Sebtembar 2015, soo saaray War Saxaafadeed uu ku sharxayo sida loo...

Ten Blessed Days.. How to Revive Your Du`aa’
Post

Ten Blessed Days.. How to Revive Your Du`aa’

By Khurram Murad, A Muslim Scholar and Writer Du`aa’, supplicating to Allah, is the essence of `ibadah. (Tirmidhi) Indeed, it is a demand of Islam. The Prophet has exhorted us: “Allah is angry with him who does not ask [anything] from Him.” (At-Tirmidhi) Each of your du`aa’s must capture the spirit of your goals and ambitions....

Jawaab celinta Soo Jeedinta Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinka Xilka Qaadista Madaxweynaha JFS
Post

Jawaab celinta Soo Jeedinta Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinka Xilka Qaadista Madaxweynaha JFS

Muqdisho (WDN) Nuqul ka mid ah Jawaab celin ku aadan talo soo jeedintii xil ka qaadista Madaxweyne Xasen, ee ay u direen xubno ka trisan Baarlamaanka Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka Md. Jawaari, Nuqulkaasi oo soo gaadahy WardheerNews fadlan hoos ka khriso. Jawaab celin Soo Jeedinta Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka WardheerNews

Xildhibaanno Taabacsan Madaxweyne Xasan oo Guddoonka Baarlamaanka u Gudbiyay Mooshin
Post

Xildhibaanno Taabacsan Madaxweyne Xasan oo Guddoonka Baarlamaanka u Gudbiyay Mooshin

Muqdisho, Agoosto 31, 2015 (WDN)- Xildhibaanno ka tirsan Baaramaanka Federaalka Soomaaliya oo tiradoodu gaadhayso ilaa 125 ayaa caawa u gudbiyay guddoonka baarlamaanka mooshin ay ku laalayaan mooshinkii hore mudanayaasha baarlamaanka qaarkood uga gudbiyeen madaxweyne Xasan si xilka looga qaaddo. Qoraal ku taariikhaysan 27/08/2015 oo xildhibaannadani u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka ayay ku codsadeen in la laalo...

Post

Burao Academy- Seattle Fundraising Dinner

Burao Academy- Seattle Fundraising Dinner. Improving their today and investing in their tomorrow. When Date: SATURDAY AUG 29, 2015 Time: 7:30PM – 11:00 PM Dinner Served at 8:00 PM Where New Holly COMMUNITY CENTER 7054 32nd Ave South Seattle WA 98118 For more information contact: Asha Farah Ashafarah@buraoacademy.org Phone: 206.349.7863 www.Buraoacademy.org Burao Academy- Seattle Fundraising...

SPONSORSHIP COMMITTEE OF THE IMPEACHMENT MOTION (SCIM)
Post

SPONSORSHIP COMMITTEE OF THE IMPEACHMENT MOTION (SCIM)

Press Release: Mogadishu, Somalia We welcome the joint statement issued by the international community partners of Somalia on August 19, 2015 regarding the political implications of the motion of impeachment submitted to and received by the Somali Federal parliament. We commend the international community’s respect for the sovereignty of the Somali institutions, especially its express...

The Plunder of Africa: How Everybody Holds the Continent Back
Post

The Plunder of Africa: How Everybody Holds the Continent Back

By Howard W. French Discussions about the fate of Africa have long had a cyclical quality. That is especially the case when it comes to the question of how to explain the region’s persistent underdevelopment. At times, the dominant view has stressed the importance of centuries of exploitation by outsiders, from the distant past all...

Somali Federal Parliament: An Impeachment Motion against President Hassan
Post

Somali Federal Parliament: An Impeachment Motion against President Hassan

Somali Federal Parliament Press Release __________ MOGADISHU, SOMALIA – Members of the Somali Federal Parliament have today submitted an Impeachment Motion against the President of the Somali Federal Republic, H.E Hassan Sheikh Mohamud, to the Somali Federal Parliament. The number of Parliamentarians who signed the Impeachment Motion surpasses the threshold number of one third of...

Post

Mooshin xilka loogaga tuurayo Madaxweyne Xasan oo Baarlamaanka la hor keenay

Muqdishu (WDN) – Waxa maanta Baarlamaanka Federaalka loo gudbiyay mooshinkii xilka lagaga xayuubinayo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Waxa mooshinka ku saxiixan xildhibaanno gaaraya illaa 140, iyada oo uu maanta mooshinka guddoomay shirguddoonku. Marka waxa dhawaan lagu wadaa in ay billaabanto dooddii xilka qaadista Xasan Sheekh. Eedaha loo soo jeediyay Madaxweyne Xasan waxaa ka mid ah:...