Tacsi: Marxuum Xasan Abuukar
Bahda tifatirka shabakadda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timd aqoonyahan, Qoraa Xasan Abuukar oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Phoenix ee dalka Marayaka. … Continued