Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa kamid ah: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Category: Audio Daily News
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray degmada Belad Xaawo ee Gobalka Gedo
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray degmada Belad Xaawo ee gobalka Gedo, Puntland oo sheegtay in Shabaab ay ku soo badanayaan deegaano ka tirsan maamulkaasi iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Al Shabaab oo weerar ku qaaday Ciiddamo ka tirsan kuwa Soomaaliya oo saldhig ku leh inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Al Shabaab oo weerar ku qaaday Ciiddamo ka tirsan kuwa Soomaaliya oo saldhig ku leh inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Maxamuud Nuur Tarsan oo ku eedeeyay xildhibaanada Baarlamaanka inay cabsi gelin ku hayaan Madaxweynaha
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Lataliyaha arrimaha siyaasada ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ku eedeeyay xildhibaanada Baarlamaanka inay cabsi gelin ku hayaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Dowladda Soomaaliya oo dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda
Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo maanta dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi (Waare) oo sheegay in maamulkiisa soo fuulay culeys aad u fara badan oo aan horey u jirin oo ay soo saareen xoogagga Al-shabaab iyo wararkale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Maxamed ayaa waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Xaaladda degmada Afgooye oo deggan kadib weerar ay xalay ku qaadday Al-Shabaab
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xaaladda degmada Afgooye oo degdan kadib weerar ay xalay ku soo qaadeen Al-Shabaab iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Wasiirka Amniga Xukuumadda F. Soomaaliya xariga ka jaray Xarunta agoomaha Ciiddanka Booliska
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Abuukar Isloow oo mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciiddanka Booliska iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in aan dhismaha ciiddanka XDS loo marin hab qabiil
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciiddamada Xoogga Dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso