Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 17
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Roobow oo ka hadlay sababta uu ugu baxay shabaab  Caabud Waaq oo dibad bax isku badalay rabshado ka dhaceen iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan maanta idiin heyno waxa ka mid ah: Shir ku aadan aminga Soomaaliya oo u dhaxeeya DFS iyo Dowlada Goboleedyada ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdishu ee xarunta Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab iyo warar kale. Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan: