Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa is casishay, kaddib markii cadaadis uga yimid dilkii uu geystay Askari Soomaali Mareykan ahaa, oo todobaadkii hore dilay Haweeney u dhalatay dalka Australia. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Category: Audio Daily News
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Weerar qorsheysan oo isugu jira dhul iyo cir ayna ka qeyb galeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamo Maraykan ah ayaa xalay lagu qaaday degaanka Toorotoorow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo mar kale billaabay dhaqdhaqaaq ay ku raadinayaan Mukhtaar Roobow si ay gacanta ugu dhigaan, Maamulka Hirshabelle oo dhul ku wareejiyay Amisom iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya oo saakay lagu dilay Muqdisho gaar ahaan degmada Warta Nabada iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Garowe oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida kala laabtay Golihiisa Wasiirrada iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Muddo 23 maalmood ka dib oo adeegga internet dib looga helay Koonfurta Soomaaliya iyo Warar kale. Warka dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maalinta berri ah la heli doono adeegii internetka oo muddo ka badan labaataneeye maalmood ka maqnaa Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xildhibaanno ka tirsan barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in miisaaniyaddu aanay sax ahayn iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa: Shir looga hadlayay Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay Cadaado iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidnka Burundi oo maanta ka guuray jaamacadda Gaheyr oo ay muddo daganayeen iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
