Thursday, July 04, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiib hayno waxaa ka mid ah: Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka la wareegay sanad ka hor iyo warar kale. Warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Rabshado ka dashay xaflad faneed lagu qabtay Gaalkacyo oo keentay dhimasho iyo dhaawac iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray hay’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac ee shalay dhex martay ciidamada … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Dr Edna Aadan u magacaabay, wakiilka Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland u dhaxeeya iyo warar kale. Fadlan … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Ciiddanka Xasilinta Caasimadda ay wax badan ka qabteen ammaanka Muqdisho, Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay colaadda Xeraale markii ugu horreysay iyo Warar kale. Warka oo dhan … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo soo saartay awaamiir la dul dhigay ganacsato ay sheegtay in ay tageeraan maleeshiyaadka Shabaab,  Wasiirka Dastuurka oo ka soo hor jeestay mowqifka Barlamaanka Soomaaliya ee ku … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa is casishay, kaddib markii cadaadis uga yimid dilkii uu geystay Askari Soomaali Mareykan ahaa, oo todobaadkii hore dilay Haweeney u … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Weerar qorsheysan oo isugu jira dhul iyo cir ayna ka qeyb galeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya iyo ciidamo Maraykan ah ayaa xalay lagu qaaday degaanka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo mar kale billaabay dhaqdhaqaaq ay ku raadinayaan  Mukhtaar Roobow si ay gacanta ugu dhigaan, Maamulka Hirshabelle oo dhul ku wareejiyay Amisom iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya oo saakay lagu dilay Muqdisho gaar ahaan degmada Warta Nabada iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Garowe oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida kala laabtay Golihiisa Wasiirrada iyo warar kale. Warka oo … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Muddo 23 maalmood ka  dib oo adeegga internet dib looga helay Koonfurta Soomaaliya iyo Warar kale. Warka dhan hoos ka dhegeyso