Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 12
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Afhayeenka Ururka ONLF, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in ay been abuurtahay hadalka ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegaya in ONLF ay xiriir la leedahay ururro argagixiso ah iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo, dhibaato ka taagan Isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyos warka Raadiyo Wardheer:      

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka degmada Garbahaarey oo sheegay in ay ay maanta Muqdisho soo gaarsiin doonaan sarkaal Al Shabaab ah oo shalay isku dhiibay ciidanka dowlada iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: