Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka degmada Garbahaarey oo sheegay in ay ay maanta Muqdisho soo gaarsiin doonaan sarkaal Al Shabaab ah oo shalay isku dhiibay ciidanka dowlada iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
