Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Taliyaha ciiddanka XDS Jen. Axmed Maxamed Jicmaale (Cirfiid) oo sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciiddamada dowladda iyo kuwa Mareykan ah shalay  deegaanka Bariire lagu dilay dad rayid ah iyo Warar kale. Warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararkaaan idiin hayno waxaa ka mid ah: Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Md. Xasan Cali Khayre iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaalo dhimasho keenay oo ka dhacay deegaanka Xeeraale ee gobolka Galguduud oo u dhaxeeya maleeshiyo ka tirsan  Ahlu Sunna iyo dadka deegaanka iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo miinooyin ah oo maanta ciiddamada AMISOM lagula eegtay dhinaca waddada u baxda Balcad ee magaalada … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wareka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle,iyo warar kale. Fadka hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose oo laga soo sheegayo dagaal u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo ciiddamada dowladda iyo xulafadooda iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso    

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar, iyadoo lagu wado inay kulamo la qaataan mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle iyo warar … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka Hir Shabelle oo godoomiye cusub doortay Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch, oo ugu baaqday dowladda Federaalka inay baarto dambiyadii uu galay Mukhtaar Roobwo Abuu Mansuur, kaddib markii … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Mukhtaar Roobow oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyo warar kale. Warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Xildhibaanada Baarlamanka Hirshabeelle oo kalsoonidii kala laabtay Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka rRadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid a: Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaarad sidday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dawladda isu soo dhiibay iyo Warar kale. Warka oo dhan oo hoos … Continued

Wararka Raadiyo Wardheer

Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar mar kale Al-Shababa shalay ku qaaday aagga uu ku sugan yahay wadaadka gooni u goosadka ah Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo … Continued