Boosaaso: Gudoon Isimo

Boosaaso (WDN)- Isimada dhaqanka ee Puntland qaar ka mid ah, oo ku jiray arinka xal u helida khilaafka Boosaaso ee soo kala dhex gashay Madaxweynaha Puntland iyo Hoggaanka ciidamada PSF, ayaa soo saaray Gudoon Isimo. Kaas oo ka kooban 6 qodob oo talo soo jeedin ah. Iyaga oo ku sheegay in hoggaanka PSF aan waxba laga badelin, oo uu ahaado sideedii hore, iyo in Heshiiskii Dakeda Boosaaso ee dhex maray Puntland iyo DP World laga noqdo. Gudoonka Isimada ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.