Muqdisho, july 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xuska kowda Luulyo oo lagu qabtay gudaha dalka iyadoona madaxda dowladdu ay goob-joog ka ahaayeen munaasabadda, bannaanbax lagu taageerayo Xasan Daahir oo Muqdisho ka dhacay ,Putland oo difaacday ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo, mudaaharaadyo kasoconaya Masar...
Author: Jamaal
Dhagayso Madaxweyne Xasan Shiikh oo ayaan darro ku tilmaamay dagaalada Kismaayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlay dagaalada Kismaayo, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay dagaalada dhaxmaraya dadka walaalaha ah ee wada dagan Jubbooyinka. Xasan Shiikh, ayaa ayaan darro ku tilmaamay dagaalada Jubboyoyinka, waxaana uu qeexay in maamulkiisa uu ku baqayo in la joojiyo dagaalada. Dad badan ayaa ku dhintay dagaalada Kismaayo...
Jeneraal Fartaag oo dowladda eedeeyay sheegayna in ciiddamada Kenya aysan kabixi doonin Kismaayo
Maamulka Jubbaland, ayaa si kulul ugu jawaabay xukuumadda Soomaaliya oo eedeyn dusha kaga tuurtay ciiddamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo. C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo aan la xariirnay, ayaa sheegay in ciiddamada Kenya aysan ka qayb qaadan dagaalka Kismaayo sidoo kalana aysan ka baxaynin magaalada. Maamulka Jubbaland, ayaa waxaa uu xiriir wanaagsan ka dhexeeyaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqday in ciidamada Kenya ay ka baxaan Kismaayo
Xukuumadda Soomaaliya, ayaa waxay caddaysay mowqifkeeda ku aadan ciiddamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, waxaana xukuumaddu ay ku baaqday in ciiddamadaan laga saaro magaalada oo ciidamo kale lagu soo badalo. Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ciiddamada Kenya ku eedeysay inaysan dhex-dhexaad ka aheyn dagaalada Kismaayo War ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha, ayaa waxaa saxaafadda u...
War Deg Deg ah,Madaxweynayaal ismagacaabay oo lagu xeray Kismaayo
Wararka naga soo gaarayo magaalada Kimsaayo ayaa sheegaya in qaar ka mid ah madaxweynayaasha ismagacaabay ee dagaalada ka waday magaaladaasi xabsiga loo taxaabay. Iftin Xasan Baasto iyo Cabdi Baale Xuseen ayaa la xaqiijiyey inay Xabsiga ku jiraan oo ay gacantana ku hayaan ciidamada Kenya markii la sheegay inay dagaalkii Kismaayo saaka lagu qabtay. Wararka qaar...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ciidamada Jubbaland ee Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku heynta Kismaayo iyo Barre Hiiraale oo ka hadlay, Murankii ugu xooganaa oo ka taagan sida laga yeelo Xassan Daahir Aweys oo ay ku xireen garoonka Aden cadde ...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaalo maalintii labaad kasoconaya Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamaya oo ka hadalay,Dowlada Federaalka ,Qaramada Midoobay iyo Midowaga Afrika oo ku baaqay in lajoojiyo dagaalada Kismaayo,Madaxweyne Obaama oo booqanaya dalka Konfur Afrika,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay ka hortagayaan qaraxyada ay fuliyaan Al Shabaab,Xaalada Xassan Daahir Aweys oo aan wali meelna udhicin,Bangiga Barclays oo waqti siinaya xwaaladaha Soomaalida ee macaamiisha ka ah,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan laqaatay wafdi kasocday dalka Norway oo Muqdisho gaaray, Qaraxyo ciidamada AMISOM lagula eegtay Kismaayo iyo rasaas goos goos ah oo magaalada laga maqlayo, Xildhibaano iyo odaayal Muqdisho katagay oo Cadaado kulan kula leh...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad taabacsan Barre Hiiraale iyo Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobay oo Kismaayo ka qarxay,Shiikh Xassan Daahir Aweys oo lagu hayo magaalada Cadaado ee maamulka Ximin iyo Xeeb, Madaxda dalka oo munaasabad Muqdisho ka dhacday...