Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan laqaatay wafdi kasocday dalka Norway oo Muqdisho gaaray, Qaraxyo ciidamada AMISOM lagula eegtay Kismaayo iyo rasaas goos goos ah oo magaalada laga maqlayo, Xildhibaano iyo odaayal Muqdisho katagay oo Cadaado kulan kula leh Xasan Daahir Aweys, iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply