Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqday in ciidamada Kenya ay ka baxaan Kismaayo

Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqday in ciidamada Kenya ay ka baxaan Kismaayo

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa waxay caddaysay mowqifkeeda ku aadan ciiddamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, waxaana xukuumaddu ay ku baaqday in ciiddamadaan laga saaro magaalada oo ciidamo kale lagu soo badalo.

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ciiddamada Kenya ku eedeysay inaysan dhex-dhexaad ka aheyn dagaalada Kismaayo

War ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha, ayaa waxaa saxaafadda u akhriyay wasiir ku xigeenka warfaafinta C/shakuur Cali Mire.

HALKAN KA DHAGAYSO SHIRKA JARAA’ID EE WASIIRKA