Addis Ababa.The Ethiopian Airlines, the national carrier has signed a Memorandum of Understanding (MoU) with Aerosud Holdings to establish a joint venture Aerospace Manufacturing company in Ethiopia. Aerosud is expected to manufacture and supply various aircraft parts to Boeing, Airbus and other Aerospace companies, Ethiopian announced. At the signing ceremony, CEO of Ethiopian, Tewolde Gebremariam...
Author: WDN
A Declaration on the 2016 Political Transition of Somalia
Preamble: The National Citizens Platform (NCP), and a group of like-minded Somali parliamentarians, academics, and activists and prominent members of civil society held a one day gathering to reflect on the political landscape of Somalia in the context of the critical issues facing the nation at this juncture in its political trajectory. At the conclusion...
Maxaa loo dhisayaa, yaase loo dhisayaa dawladda Soomaaliyeed?
W/Q Maxamad Dalmar Waxaa hadda hawsheedii lagu guda jiraa dhismaha dawlad Soomaaliyeed ee cusub. Waa tii Shannad markii laga soo bilaabo dawladdii Carte ee 2000ka. Waqti badan iyo juhdi badan ayaa la galiyey sida loo dhisayo dawladdaan. Laakiin, la isma weeydiin: 1) Maxay tahay ulajeedada aan dawladdaan u dhisanayno? 2) Yaan u dhiseynaa? Maxaa natiijo...
Burco waa laga been sheegay!
W/Q Khaalid Foodhaadhi Farxad wayn ayay ii ahayd inaan markii iigu horreysay aan si rasmi ah u tago magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, anigoo halkaasi kusoo qaatay maalmihii farxadda ciidda ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Burco waa magaalo si wayn looga yaqaanno guud ahaanba dhulka Soomaalida, iyadoo magaaladani ay ka mid tahay magaalooyinka ugu...
The Balkanization of Somalia and the age-old Ethiopian conspiracy
By Muhammad Suldaan Sa’id “I have no intention at all of being an indifferent spectator, if distant powers hold the idea of dividing Africa, Ethiopia has been for the last fourteen century, an island of Christianity in a sea of pagans” Menelik II, in a letter dated in April 10th, 1891 to Queen Victoria It’s...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo shirkad ka mid ah kuwa Turkiga sheegtay in ay wadanka ka baxdo iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
QADDIYADDA SOMALILAND -QAYBTII II baad
W/Q Cabdalla Xaaji Cismaan Qaybtii Labaad Bishii Maay ee sannadkii 2006dii oo ku beegnayd sannad-guuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland la soo noqotay madaxbannaanideeda, ayey laanta Afsoomaaliga ee idaacadda BBC du waxay qabatay dood ku saabsan Somaliland. Dooddaas oo lagu falanqeeyey gooni isu-taagga Soomaaliland cinwaankeedu wuxu ahaa: 15 sano oo aqoonsi la’aan ah...
New generation, new hope
By Dr. Hamdi Mohamed “Out of suffering have emerged the strongest souls; the most massive characters are seared with scars” Khalil Gibran Change is in the air! No, it is not the vibrancy of rebuilding a country – nor the new buildings, roads, hospitals, schools, and start-ups. It is not the dynamism of creative business...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka Galmudug oo u diray Suyaasiyiin ay sheegeen in ay iska hor keenayaan maamulka Ahlu Suna iyo warrar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Foreign troops in Somalia struggle to keep al-Shabaab at bay
Tobias Simon in Mogadishu, The Guardian Ahmed, a Somali journalist, fled to Uganda in 2009 after he was threatened by al-Shabaab militants. He later moved to Kenya, and only returned to Somalia in 2012 after al-Shabaab had withdrawn most of its forces from the capital, Mogadishu. But danger is ever present. “Al-Shabaab tracks you and...




