By Liban Ahmad On the tenth anniversary of the emergence of the Union of Islamic Courts (UIC) in Mogadishu, Somali writers have reflected on what UIC had achieved before its dissolution as a militant, Somali Islamist organisation. Some writers have dismissed the former UIC as a part of “ a vicious cycle of conflicts [in which ] …Islamic...
Author: WDN
Qaraxyo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland
Muqdishu (WDN)- Fafaahina dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan qaraxyo barqadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ee Soomaaliya. Qaraxyada oo ahaa kuwo loo adeegsaday gawaari, ayaa waxaa midka hore uu ka dhacay nawaaxiga xarunta dowlada hoose ee magaalada Gaalkacyo. Halka midka kalana uu ka dhacay goob Suuq ah: Dadka...
Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku Geeriyooday dalka Maraykanka
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Washington (WDN)- Waxaa dalka Maraykanka ku geeriyooday bishan Ogost 19, 2016 Alle naxariistii jano haka waraabiyee Jen. Maxamed Cali Samatar oo ka mid ahaa golahii sare ee Kacaanka ee xukunka kala wareegay dowladdii rayidka ahayd 21 Okbtoobar, 1969. Marxuum Maxamed Cali Samatar ayaa jagooyin kala duwan ka soo qabtay muddadii ay...
Security Council Regrets Election Delay in Somalia
By Edith M. Lederer, Associated Press UNITED NATIONS The U.N. Security Council expressed regret Friday at the delay in presidential and parliamentary elections in Somalia and called on all parties to implement the new calendar without delay. The council stressed in a presidential statement approved by all 15 members and read at an open meeting...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay xogayaha guud ee ururka IGAD, waxa ayna ka wada hadleen shir madaxeedka IGAD ee lagu wada In bisha Sebtember uu ka dhaco Muqdisho iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Trump visit to Minnesota gets cold shoulder from Somalis
MINNEAPOLIS — GOP presidential candidate Donald Trump’s visit to Minnesota on Friday is getting the cold shoulder from the state’s Somali community. They’re upset because Trump targeted the Somali communities in Maine and Minnesota during a speech in Maine this month. He said the U.S. does a poor job of vetting refugees, which he says...
Threat against Somali woman in Little Falls investigated as hate crime
By Matt McKinney, Star Tribune A recent threat by two men to burn down the house of a Somali woman if she and her family didn’t leave Little Falls, Minn., is being investigated as a hate crime, authorities said this week. Little Falls Police Chief Greg Schirmers said the Aug. 7 confrontation is the first...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland oo baaq ka soo saaray Muqdisho
Muqdisho- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegay in ay taageersan yihiin go’aankii ay kaga soo horjoeesteen odayaaasha ka soo jeeda deegaanada Somaliland go’aankii shirkii madasha ee ku aadanaa qaabka qaybinta xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi. Halkan ka daawo baaqa xubnaha Baarlamaanka ee gobolada Waqooyi
Soma Loses U.K. Court Bid to Force SFO to End Bribery Probe
By Suzi Ring Soma Oil & Gas Holdings Ltd. lost a court bid to force the U.K. Serious Fraud Office to end a bribery investigation into the company despite arguing that the firm may become insolvent if the probe continues. Lawyers for Soma sought a judicial review of the probe from a London court Wednesday,...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid: Ciidamada Ammaanka Puntland oo adkeeyay nabadgeyada deegaanadda Puntland, taasi oo ka dhan ah Al Shabaab iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:





