Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay xogayaha guud ee ururka IGAD, waxa ayna ka wada hadleen shir madaxeedka IGAD ee lagu wada In bisha Sebtember uu ka dhaco Muqdisho iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: