Washington (WDN)- Donald Trump ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorashada madaxtinimada Maraykanka. Guusha Donald Trump ayaa ah mid aan la filayn oo dad badani aynan saadaalin, iyada oo loo arkayay in Hillary Clinton ay si weyn uga heli doonto tartanka doorashada. Arinkan ayaa dhabar jab weyn ku noqonaya dad badan oo Maraykan ah, taageerayaasha...
Author: WDN
Soomaalida oo sanadkan si xooggan uga qeyb galeya coddeynta doorashada Maraykanka
WardheerNews (WDN) Wararka naga soo gaadhaya gobolka Minasota (Minnesota), Ohaayo (Ohio) iyo guud ahaan dalka Maraykanka, ayaa sheegaya in Soomaalidu ay si xooggan doorashada sanadkan 2016 uga qeyb galeyaan. Soomaalida ayaa cod aqlibiyad ah ugu coddeynaya madaxtinimada Hilary Clinton iyo xisbiga Dimoqraadiga. Soomaalida oo inta badan u coddeysa xisbiga Dimoqraadiga, hase yeeshee aanay dad badani...
Here Goes Galeydh Again: Burco Yesteryears, Addis Ababa Today
By Osman Hassan Mr. Ali Khalif Galeydh has done it again and ready to hand over the regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) to the secessionists as part and parcel of their one-clan enclave calling itself Somaliland. It took him barely two years to get around almost all hurdles in his way to accomplish...
For Kenyans Who Survived Post-Election Violence, U.S. Race Feels Like Déjà Vu
By Ty McCormick Donald Trump says he may not accept the results of Tuesday’s vote. Kenyans know what that looks like – and it’s not pretty. NAIROBI — A firebrand populist positions himself as the savior of a marginalized segment of the electorate. He whips his supporters into a frenzy, implying that a loss at...
Ana Navarro: I’m voting for Hillary Clinton — and against Donald Trump
By Ana Navarro (CNN) I didn’t want to write this. I avoided making a decision as long as I could. I schlepped my absentee ballot all over the country for almost four weeks. I would periodically take it out of the envelope, look at it, shake my head in disgust, and put it back in...
THE NEED FOR SOMALILAND DROUGHT MITIGATION POLICY
By Liban Ahmad Recurrent droughts in Somaliland expose the vanity of the Somali political class when it comes to drought preparedness and drought mitigation. In the grip of the incipient impact of global warming, Somaliland nomads and rural populations are accustomed to expecting less assistance from the government and political parties who are ungrateful to the nomads whose...
Ka dhiibo aragtidaada: Doorashada madaxweynaha Soomaaliya
Yaa ku soo bixi doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee 2016? Ma dhici doontaa Nofember ? Fadlan ku koob aragtidaada cidda ku soo bixi doonta doorashada hal mar oo kooban iyo sababta .
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaliya oo sheegay in ay dowlada adkeyn doonto amaanka musharaxiinta u loolamaya madaxtanimada Somalia iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdishu (WDN) – Weerar isnidaamin ah ayaa ka dhacay isgoyska Sayidka oo ku dhow Aqalka Baarlamaanka Soomaaliya uu ku shiro. Weerarka ayaa ahaa mid si weyn looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, uuna saarnaa naftii haliga Al Shabaab ah, ayaa waxay warar horudhac ihi...
Somalia’s Shabaab still potent threat, UN report warns
By Carole Landry UNITED NATIONS (UNITED STATES) (AFP) – Somalia’s Al-Qaeda-linked Shabaab group remains capable of launching large-scale attacks despite claims that the insurgency is weakening, a UN report warned Friday. The Islamist group carried out six sophisticated hotel attacks in Mogadishu from November 2015 to June of this year, the report by UN sanctions monitors said....

