Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 851
From refugee to immigration minister: Ahmed Hussen appointed cabinet role
Post

From refugee to immigration minister: Ahmed Hussen appointed cabinet role

By Michelle Zilio OTTAWA, The Globe and Mail A former Somali refugee is now overseeing Canada’s federal immigration policies after a cabinet shuffle Tuesday. Ahmed Hussen, who arrived in Canada as a refugee from Somalia at the age of 16, was sworn in as Canada’s Minister of Immigration, Refugees and Citizenship at a Rideau Hall...

Baarlamaanka Galmudug oo kalsoonidii kala noqday Madaxweyne Cabdikariin
Post

Baarlamaanka Galmudug oo kalsoonidii kala noqday Madaxweyne Cabdikariin

WardheerNews (WDN)- Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug, ayaa cod aqlabiyad ah kagala noqday kalsoonidii madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed. Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 xildhibaan, ayaa go’aanka xil ka qaadista waxaa u codeeay 54 xildhibaan,  kadib markii ay iskugu yimaadeen kal fadhi aan caadi ahayn oo uu gudominayay Md. Xareed Cali Xareed, oo ah gudoomiya xigeenka koowaad ee Baarlamaanka....

An Interview with Sheiknor A. Qassim
Post

An Interview with Sheiknor A. Qassim

Editors Note: Sheiknor Abukar Qassim is a Somali political activist and a prominent figure in the South West political landscape. Born in Mogadishu to a family steeped in Somali history and politics, Sheiknor left Somalia in the mid-eighties to pursue higher education in Italy. He later migrated to Minnesota in the U.S. where he has...

BAAQ KASOO BAXAY KULANKII QURBAJOOGTA PUNTLAND
Post

BAAQ KASOO BAXAY KULANKII QURBAJOOGTA PUNTLAND

KU: Isimada, Madaxda Dowladda, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Culimadda, Ururadda Bulshada iyo Qurbajoogta Puntland HORDHAC Burburkii ku yimid dawladnimadii iyo madaxbannaanidii qaranka Soomaaliyeed shan iyo labaatan sano ka hore waa masiibo qaran oo dhaawac baaxad weyn u geystey aayaha ummadda Soomaaliyeed. Waxaa dhammaan dalka hareereeyey hoggaan xumo, amni darro, midnimo iyo horumar la’aan saameeyey jiritaanka iyo nolosha...

Africa and Asia to receive emergency EU humanitarian assistance
Post

Africa and Asia to receive emergency EU humanitarian assistance

With the humanitarian situation drastically deteriorating in a number of countries and regions, the EU is releasing urgent assistance. A total of €28.7 million have been allocated to respond to the most pressing humanitarian needs in Somalia, Afghanistan, Myanmar, Egypt and Libya. “Humanitarian needs worldwide reached record levels last year. We are mobilising the last...

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Balo waa ay dambaysay
Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika: Balo waa ay dambaysay

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Odhaahda Tifaftirka: Waa qeybtii ugu dambeysay ee tarjumaadda buugga Sahankii Richard Burton, oo ka kooban 10 cutub, oo markii ugu horeysay la daabacay 1858. Buugga waxa tarjumay Boodhari Warsame. WardheerNews waxa ay aad ugu mahadnaqeysaa Boodhari oo xil aad u weyn iska saaray sidii uu ugu soo bandhigi lahaa bulshoweynta...

Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo Hortagey Golaha Baarlamaanka
Post

Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo Hortagey Golaha Baarlamaanka

Muqdishu (WDN)- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhegeystay musharaxiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore, ayaa sheegay in golaha ay u soo bandhigi doonaan musharixiintu, qorshaha iyo waxqabadka laga filayo. Sida lagu sheegay war saxafadeed dhawaan ka soo baxay Guddiga qaban qaabada doorashada Gudddoonka Baarlamaanka, afar musharax ayaa...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan iiin heyno waxaa ka mid ah: Goobo ganacsi oo ku yaal isgoyska Tarabunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo  iyadoo ay ka dhasheen waxyeelo isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer: