Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeya ciidanka maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Buuraha Galgala, Maamulka Sh/Hoose oo sheegay in lagula xisaabtami doono tacadiga ay ciidanka AMISOM u geystaan shacabka iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Author: WDN
Support of the SSC Traditional Leaders’ Stand on Talks with Somaliland
Press Release We, the patriots hailing from the SSC regions of Somalia and residing in all corners of the world, pledge our unwavering support to any action by the Council of our traditional leaders defending the inalienable rights of the SSC people for freedom, existence and self-determination and which ensures that the SSC regions remain...
Trump Team’s Queries About Africa Point to Skepticism About Aid
By HELENE COOPERJAN WASHINGTON — President-elect Donald J. Trump’s views of Africa have, until now, been a mystery. But a series of questions from the Trump transition team to the State Department indicate an overall skepticism about the value of foreign aid, and even about American security interests, on the world’s second-largest continent. A four-page...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Qaramada Midoobey oo sheegtay in ay dib usoo celisay Qaxooti Soomaaliyeed oo aad u farabadan tan iyo markii uu bilowda qorshaha dib u celinta Qaxootiga Dhadhaab iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Presidential election: Uncertain future for the incumbent
WardheerNews Editorial The 2017 Presidential election in Somalia could stay true to the sweeping trend that the rest of the world has witnessed – the wind of anti-incumbency. Somalia and its nascent parliament could easily reject Hassan Sheikh Mahmoud and bring about a sorely needed change in Villa Somalia. Change in Somalia has been coming...
Lady Liberty shown as black woman on U.S. coin for first time
By Laila Kearney, Reuters The United States Mint has unveiled a $100 gold coin featuring an African-American woman as the face of Lady Liberty for the first time in the history of U.S. currency. The 24-karat gold coin, which marks the Mint’s 225th anniversary, was debuted on Thursday in the Department of the Treasury’s Cash...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wasiir uu Madaxweyne Guuleed xil ka qaaday oo ka soo horjeestay, Qarax Miino oo ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Jawaari oo sheegay in Madasha Wadatashiga Qaranka wakhtigeedii dhamaaday!
WardheerNews (WDN)- Guddoomiyaha Goleha Baarlamaanka Cusub Md. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, ayaa ku shaaciyay barta twitter- ka in Golaha Madasha Wadatashiga Qaranka uu wakhtigeedii dhammaaday. Md. Jawaari ayaa sidoo kale beeniyay war saxafadeed uu soo saaray Xasan Sheekh, kaasi oo lagu sheegay in uu Jawaari ka qeyb galay shir khadka teleefanka ah oo Hoggaanka Madashu yeeshay bishan 11- 12...
Somali town bans expensive weddings in bid to reduce migration
Extravagant weddings have reportedly been banned in a Somali town, in order to encourage young people to stay in their community. Despite the country’s widespread poverty, Somali weddings are often lavish events, with the family of the groom often spending thousands of dollars on the bride, venue and clothing and jewellery. Festivities can go on...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Hogaamiyaasha Madasha Qaran oo war ka soo saaray xaaladda Galmudug ka taagan ee la xiriirta Mooshinkii lagu riday Madaxweyne Guuleed iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:






