Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeya ciidanka maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Buuraha Galgala, Maamulka Sh/Hoose oo sheegay in lagula xisaabtami doono tacadiga ay ciidanka AMISOM u geystaan shacabka iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer