Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo sheegatay in ay dagaal ku qabsatay fariisin Ciidanka Amisom ay ku lahaayeen gobalka Jubada Hoose, Micheal Keating oo sheegay ineysan la shaqeyn doonin Madaxweyne qaab aan Sharci eheyn lagu soo doortay Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:...
Author: WDN
Mexico president cancels U.S. visit after Trump wall comments
Mexican President Enrique Pena Nieto said on Thursday he had scrapped plans to meet Donald Trump next week after the U.S. president tweeted Mexico should cancel the meeting if it was not prepared to pay for his proposed border wall. “This morning we informed the White House that I will not attend the work meeting...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka waxaa ka socda howlgal balaaran oo ay sameynayaan Ciidanka Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Somalia: AU Should Release Investigation into 14 Civilian Deaths
Nairobi, (HRW)- African Union forces in Somalia (AMISOM) should release the findings of their investigation into alleged unlawful killings of 14 civilians by Ethiopian forces in July 2016, Human Rights Watch said today. More than six months after the incident, people in Wardinle in Somalia’s Bay region have received no reports on the investigation nor...
Jedwelka doorashada Madaxweynaha oo Soomaaliya oo la soo saaray
Muqdisho (WDN)- War-saxafadeed ka soo baxay guddiga Baarlamaanka labada Aqal ee loo xilsaaray qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa soo saaray jedwelka doorashada. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowr jeer dib loo dhigay, ayaa jedwelkani soo af jarayaa arinkaasi. War-saxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan: WardheerNews
Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Laba Qarax oo ismiidaamin ah ayaa maanta ka dhacay Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxa 1 waad ayaa waxaa xigay dabley guidaha u galay hoteelka Ciidamada dawladda oo gaarey goobta iyo sidoo kale kuwa dableyda weerartay hoteelka, ayaa rasaas is weydaarsaday,...
Warbixinta Machadka CDRC-Itoobiya iyo Doorashada Soomaaliya
W/Q Jibriil Sheekh Cali Aw Maxamed Machadka CDRC ee dalka Itoobiya ayaa soo saaray warbixin dheer oo lagu falanqeeyay arrimaha siyaasadda, amniga iyo bulshada Soomaaliya. Qoraalka oo u badnaa dacaayad ayaa ujeeddadiisu ahayd in la qaso hoosna loo dhigo heerka fekerka dadka Soomaaliyeed si qabyaaladdu saamayn weyn ugu yeelato natiijada doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya, loona...
Guddoonka Baarlamaanka labada Aqal oo magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha
Muqdishu (WDN)- Guddoonka Baarlamaanka labada Aqal ee Soomaliya, ayaa ka dib shir ay yeesheen, war- saxafadeed uu soo saaray guddoomiyaha Golaha Shacabku ku sheegay magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. War saxafadeedkaasi ayaa u qornaa sidan: Fadlan halkan ka akhriso War- saxafadeedka Guddiga Doorashada Baarlamaanka WardheerNews
Ethiopian Airlines to launch Victoria Falls direct flights
By Nyemudzai Kakore Ethiopian Airlines will commence direct flights to Victoria Falls by March, following the commissioning of the state-of-the-art Victoria Falls International Airport which can now handle wide-bodied planes. This was revealed at a meeting between Speaker of the National Assembly Advocate Jacob Mudenda and Ethiopian Ambassador to Zimbabwe Mr Mustafe Dek Abdisalam last...
An Ethiopian think tank misses the point on Somalia
By Liban Ahmad The report published by the Addis Ababa-based Centre for Dialogue, Research and Cooperation on the impending presidential election in Somalia has touched a raw nerve. It raises more questions about Ethiopia’s interests in Somalia than how the Somali political classes are sharing power at the federal level. The report warns against the election...








