Jedwelka doorashada Madaxweynaha oo Soomaaliya oo la soo saaray

Jedwelka doorashada Madaxweynaha oo Soomaaliya oo la soo saaray

Muqdisho (WDN)- War-saxafadeed ka soo baxay guddiga Baarlamaanka labada Aqal ee loo xilsaaray qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa soo saaray jedwelka doorashada.

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowr jeer dib loo dhigay, ayaa jedwelkani soo af jarayaa arinkaasi.

War-saxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

WardheerNews

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.