Kismaayo (WDN)- Shir looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa adeegyada dhinacyada korontada iyo Biyaha ayaa lagu qabtay magaalada Kismayo. Kaasi oo ay ka qeybgaleen hawlwadeennada wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha ee Jubbaland, mas’uuliyiin ka socotay dowladda Sweden iyo hay’adda Unicef. Wasiirka wasaaradda Macdanta, amarta iyo Biyaha Md Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar oo shir gudoominayay, ayaa...
Author: WDN
Technology holds promise, but no silver bullet for land rights: World Bank
By Astrid Zweynert WASHINGTON (Thomson Reuters Foundation) – New technology has unleashed a wave of opportunities to secure formal land rights for hundreds of millions of people, but it is not a solve-all solution in countries with weak institutions, said a senior World Bank economist. Satellite imagery, drones, cloud computing and blockchain are among technologies...
Vacancy: Ministry of Women and Human Rights Development
Position: Admin and Finance technical advisor Duration of the assignment: 12 months Duty station: Mogadishu Deadline for application: March 25, 2018 Read more: TOR Admin and finance Advisor- Vacancy WardheerNews
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo wax kama jiraan ku tilmaamay hadallo sheegay in ay xarunta Golaha Shacbka ay la wareegeen
Muqdishu (WDN)- Waxa shalay la shaaciyay in ciidamo gaar ah ay la wareegeen xarunta golaha shacabka ee Somaaliya, kuwaasi oo lagu sheegay in ay ahaayeen ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Shir Jaraa’id oo maanta uu qabtay Afhayeenka howl-galka Midowga Afrika AMISOM Lt Colonel Wilson Rono Col. Rono ayaa lagu beeniyay hadallo sheegay...
Madaxweynaha Somaaliya ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar
Muqdishu (WDN)- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar. Saacadihii ugu danbeeyay xarunta madaxtooyada waxaa ka soconayay qaban-qaabada safarka madaxweynaha, hase ahaatee madaxaweyanaha ayaa go’aansaday in uu dib u dhigo socdaalkiisa, sababo la xiriira khilaafka xooggan ee ka dhax aloosan Golaha Shacabka iyo Xukuumadda....
United Arab Emirates (UAE): Somalia’s New Scapegoat
By Hassan Mudane Ethiopia was widely seen as Somalia’s scapegoat for a long time, and now even the United Arab Emirates appears to join the club. The last two weeks were full of confusion for Somalia. It resulted after the tripartite agreement signed between UAE’s DP World, Ethiopia, and Somaliland without consulting with the Somali...
Int’l community urges dialogue to resolve political tension in Somalia
MOGADISHU, (Xinhua) — The international community has called for dialogue to resolve political tension in Somalia following a dispute between the prime minister and House speaker. In a joint statement released on Friday night after security forces took over the country’s Parliament, the United Nations, the European Union and the African Union and foreign embassies...
President Farmaajo’s First Year in Office
By Mohamed Abdiqafar haji Hussein President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Khayre believe they have accomplished much in their first year in office, but the reality on the ground is that they have fallen short of the people’s expectations. The Somali people had high hopes when President Farmaajo was elected because they...
EU aims to step up help to Libya coastguards on migrant patrols
By Aidan Lewis TUNIS (Reuters) – The European Union wants to rapidly expand training of Libyan coastguards to stem migrant flows to Italy and reduce deaths at sea, an EU naval mission said on Thursday, signaling a renewed push to support a force struggling to patrol its own coasts. Despite growing help from the EU...
Villa Soomaaliya: Karkarinta deganaansho la’aanta siyaasaddeed-Faallo
WardheerNews Khilaaf siyaasadeed oo hor leh ayaa soo kala dhex galay Xukuumadda iyo guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Khilaafkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo Mooshin la sheegay in laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya (Villa Somalia), oo xilka lagaga xayuubinayo Guddoomiye Jawaari. War saxafadeed uu qabtay Guddoomiye Jawaari, ayuu ku sheegay in Xakuumadda Soomaaliya...


