Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 1119
Post

Lacagta Shilin Soomaaliga oo ka yaabisey dhaqaalyahannada adduunka

W/Q: Maxamed Dalmar Muddo hadda laga joogo 23 sano ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacday, hay’adihii  dhaqaalaha iyo maaliyaddu burbureen, sharcigii iyo kala dambeeyntiina suuleen. Haddana lacagta shilin Soomaaligu weli way shaqaysaa, waana firfircoon tahay [1]. Waa arrinta ka yaabisey aqooynyahannada dhaqaalaha  adduunka oo soo jiidatay dareenkooda. Daraasado, qoraallo iyo dood-cilmiyeed xiiso badan ayaa ka...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta  idiin heyno waxaa ka mid ah:Shariif Xasan oo dibadbaxyo lagaga soo horjeedaa ay ka dhaceen magaalada Baydhabo, dagaalo ka dhacay degaano ka mid ah Shabeelaha Hoose, Ciidanka dowlada iyo Maleeshiyaad ku dagaalamay magaalada Afgooye  iyo warar kale  

Post

Dibadbaxyo loogaga soo horjeedo madaxweyne Geelle oo ka dhacay Jabuuti

Waxaa maalintii Jimcihii oo taariikhdu ku beegnayd 21.03.2014 ka dhacay xaafado kala geddisan oo ka tirsan magaalada Jabuuti mudaharaadyo lagaga soo horjeeddo maamulka madaxweyne Ismaaciil Cumar geelle. Mudaharaadyadan oo ay soo abaabuleen dallada mucaaradka jabuuti ee loo soo gaabiyo USN, ayaa la sheegayaa in ay ahaayeed kuwo aad u ballaadhan oo gilgilay guud ahaanba magaalada Jabuuti. Dadka...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay askartii kaga dhimatay dagaaladii ay Al Shabab ku soo qaaday magaalada Buulo Burde, Xukuumada oo sheegtay in ay meel gabaabsi ah marayaan dagaalada ay kula jiraan Al shabaab  iyo warar kale  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowlada Norwey oo ka hadashay ninkii dhawaan la sheegay in uu isku qarxiyay degmada Buulo Burde , Madaxweyne Gaas oo manta gaaray Qardho kuna sii jeedo Boosaaso iyo warar kale  

Post

Counterproductive Reactive Saudi Policies

By Nicola Nasser  Writing in The Washington Post on February 27, 2011, Rachel Bronson asked: “Could the next Mideast uprising happen in Saudi Arabia?” Her answer was: “The notion of a revolution in the Saudi kingdom seems unthinkable.” However, On September 30 the next year, the senior foreign policy fellow at the Saban Center for...