Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 1107
Post

Xisbiga Midnimo Qaran oo shacabka ugu hambalyeeyay todobaadka gobannimada Soomaalida

Muqdisho, – Waxaa maanta bilaabanaya todobaadkii gobannimada iyo midnimada Soomaaliyeed. 26ka June waa maaliintii ugu horreysay ee shacabka Somaaliyeed ee ku jiray gumeysiga Ingiriiska uu qaatay gobonnimada. 1da July waa maalintii koonfurta Soomaaliya ay ka xorrowday gumeysigii Talyaaniga. Isla maalintaas waxey taariikhda ku gashay maalintii MIDNIMADA iyo badaxbanaanida Somaaliyeed, iyadoo dowlad mid ahi ay u dhalatay...

Post

FIFA charges Luis Suarez for biting in World Cup

By GRAHAM DUNBAR RIO DE JANEIRO (AP) — FIFA has officially charged Uruguay’s Luis Suarez with biting Italy defender Giorgio Chiellini in the teams’ World Cup match, a process that could lead to a suspension for Uruguay’s best offensive player FIFA announced early Wednesday that its disciplinary committee has opened proceedings against Suarez, just hours...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah:Beesha Hawiye oo sheegtay in ay go’aan ka qaadatay dowlada Soomaaliya kadib hishiiskii Maamulka KG ee shalay ka dhacay Muqdisho, 20 ruux oo rashiin ay cuneen ku sumoobay oo Muqdisho lasoo gaarsiiyay iyo warar kale.  

Post

Kenya: Toxic Lead Threatening Lives

Nairobi, – Thousands of people in a poor urban district outside Mombasa face serious health consequences from toxic lead from a battery recycling plant, Human Rights Watch said today. The crisis is the result of the Kenyan government’s failure to adequately regulate the lead smelter in the Owino Uhuru district. Human Rights Watch released a...

Post

I love Kagame more than my president -Somalia ambassador

By staff writer newsdesk@greatlakesvoice.com Kigali, Rwanda- Somalia`s envoy to Rwanda has expressed his love of President Paul Kagame saying “I wish he was Somalia’s President.” Cabdullahi Sheikh Maxamed, speaks more of Kagame than the country and the President he represents. Ambassador Cabdullahi told Great Lakes Voice in an exclusive interview at his offices in Kigali...

Post

The Somali Ambassador to Rwanda: “I Love Kagame.”

By Hassan M. Abukar Recently, Somalia’s ambassador to Rwanda, Abdullahi Sheikh Mohamed, made a public confession. The envoy, in an interview with the Great Lakes Voice, said he loves Rwanda’s President Paul Kagame more than he does his own boss, Somali President Hassan Sheikh Mohamoud.  Abdullahi wishes Kagame were Somalia’s president. Why does the ambassador love...

Dowladda Mareykanka Waxay soo dhaweyneysaa Shirka Baydhaba ee Heshiiska Saddexda Gobol lagu Ansaxiyay
Post

Dowladda Mareykanka Waxay soo dhaweyneysaa Shirka Baydhaba ee Heshiiska Saddexda Gobol lagu Ansaxiyay

War Saxafadeed Ergeyga gaarka ah dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRS) James P. McAnulty ayaa soo dhoweyyey 23da June Saxiixa Heshiiska dhexmaray maamulada Saddexda iyo Lixda gobol ee Koonfur Galbeed, si loo meel mariyo xalka dhismaha maamlka saddexda gobol ee Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowladda Mareykanka waxay ku ammaaneysaa hoggaanka...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal ka dhacay Jubada Hoose oo u dhaxeeyo Al Shabaab iyo Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, duqeen maanta ay AMISOM sheegtay in ay ku dishay 100 maleeshiyada Al shabaab ah oo ka dhacday Kudhaa iyo Al Shabaab oo beenisay sheegashada AMISOM iyo warar kale.