Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 1019
Post

Ethiopian Airlines orders Unitechnik facility to handle 600,000 t per year

Ethiopian Airlines plans on the transshipment of around 600,000 t of fresh and dry goods per year at the Addis Ababa airport in Ethiopia. Unitechnik was commissioned with planning the necessary air cargo terminal as well as implementation of the intralogistics. The new air cargo facility is comparable in size to five soccer fields and...

Post

Puntland oo qaadacday ansixinta iyo magacaabista gudiyada Doorashooyinka , Adeega Garsoorka , Xuduudaha iyo Federaalka

Warsaxafadeed Gaalkacyo- Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u qaadacday ansixinta iyo magacaabista gudiyada Doorashooyinka , Adeega Garsoorka , Xuduudaha  iyo Federaalka oo ay magacowday Dawladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo warbaahinta qeybaheeda kala duwan kula hadlay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Madaxda...

Post

Police recruit Ismahan Isse leaves academy because she was barred from wearing a Hijab

By Purvi Thacker Ismahan Isse, a 29-year-old Ohio woman and Somali-American Muslim police recruit, quit the Columbus Police Division in March after four months in the academy due to its policy prohibiting officers from wearing the headscarf or hijab while working. ThoughIsse has wanted to be a police officer for years and studied criminal justice to...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xukuumada Soomaaliya oo meel marisay laba gudi oo kala ah xuduudeynta iyo Daarashoyinka, Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado in maalinta biri ah uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya iyo warar kale. Hoos k adhegayso Warkii oo dhan:      

Is Direct Election Possible in Somalia in 2016?
Post

Is Direct Election Possible in Somalia in 2016?

Dr. Abdurahman Baadiyow The most popular question being asked and debated among Somalis in the media and social gatherings is what will happen in Somalia 2016? The prevailing discussion is focused on the procedures of extension or other alternatives which destabilizes free and fair election expected to take place in 2016. Proposals include total extension...

Post

Golaha wasiirada oo ansixiyey gudiyada doorashooyinka, garsoorka, iyo Gudiga Xuduudaha‏

Muqdishi, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana goluhu ansixiyeen Guddiyada madaxa bannaan ee Doorashooyinka, Guddiga Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha. Golaha Wasiirrada ayaa markii ay dood dheer ka yeesheen soo jeedinta Wasaaradaha Caddaaladda...

Post

Ethiopia: Government to Resume Teff Exports

By Brook Abdu Ethiopia is to begin the export of around 180,000ql of teff flour, one of the country’s major food staples by the next fiscal year, following the embargo set by the government on the export of teff in 2006. Teff, produced by 48 commercial farms throughout the country, is intended to exploit the...