Warka Raadiyo Wardheer ee maanta waxaa ka mid ah: Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiiradda cusub ee dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo R/W Xasan Cali iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
