Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaad ku maqli doontaan:Dibad baxyo lagu taageeraayo ciiddanka Kenya ee ku sugan jubbooyinka oo Kismaayo maanta ka dhacay iyo sidoo kale dibad baxyo maalintii labaad ka socda inta u dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooye iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso