Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Ciidanka Dowlada iyo kuwa AMISOM oo ka soo baxay deegaano la sheegay in ay horay ula wareegeen oo ka mid ah Gedo, xildhibaano iy wasiiro Galmudug ah oo maanta gaaray Ceelbuur iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
