Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah:Shirka maamulka Gobalada iyo Dowlada Dhexe oo maanta ka dhacaya Garoowe, Ciidanka dowlada Soomaaliya oo la wareegay deegano ka tirsan Gobalka Bakool iyo warar kale.
Hoos ka dhegayso Warkii oo dhan:
