Warka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Askartii ku dhaawacantay weerarkii Al Shabaab ee xarunta Baarlamanka Soomaaliya oo ka cabanaya daryeel la’aan, maamulka Puntland oo sheegay in ay guula ka gareen dagaalkii Shabaab ay kula galeen Galgalo iyo warar kale.
Leave a Reply