Audio Daily News, News, Radio Wardheer, Slideshow, WararWarka Raadiyo WardheerApril 15, 2014April 15, 20140 Wararka maanta aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kulankii Barlamanka Fedeaalka oo maanta u baaqday kooram la’aan, Dagaallo u dhexeeya Somaliland iyo Khaatuma oo ka dhacay deegaano hoos yimaado Taleex iyo warar kale.Warka oo dhan hoos ka dhegeyso https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2014/04/warka-raadiyo-wardheer-Abriil-15-2014.mp3