Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday Md. Xasan Sheekh, oo codsaday in dib loogu dhigo wakhtiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo dabayaaqada bishan Janaayo, si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Urur-ka Midowga Afrika. iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: