Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhexeysa labo Maleeshiyo oo magaalada wada dega iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
