Wednesday, May 01, 2024
Wardheer News

Guddoomiye Jawaari iyo Nicholas Kay oo Baydhabo Ku Kulmay

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay ku sugnaayeen gobolka Baay, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergeyga QM ee Soomaaliya Danjire Nicholas Kay. Kulanka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo … Continued