Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Washington, DC, Virgina iyo Maryland waxay iygaoo ka tiiraanyasan tacsi u dirayaan dhamaan reer Maxamuud Cali Bayr iyo reer Muse Axmed geeridii ku timid Allah Ha u naxaristee hooyo Ardo Muse Cali oo ku geeriyootay habeenkii Jimcaha August 14, 2015 gobalka Maryland ee dalka Marykanka . Waxaanu Marxuumada ILaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo, caruurteeda, qaraabadeeda iyo ehelkeedna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin