W/Q Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka dusha sare, markii dambe ayaan gudaha buugga ka ogaan doonaa in qoraagu ula jeedo qariidadda af Soomaaliga. Taasina sax ma aha...
64 search results for: raadraac
HINDISAHA XILKA-QAADISTA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
UJEEDDO: HINDISAHA XILKA-QAADISTA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA M.ne Guddoomiye, Mudanayaal; Annagoo ah Xildhibaanada ku saxiixan Hindisahaan, Waxaan Golaha Shacabka u soo gudbinaynaa Hindisaha Xilka-qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si waafaqsan qodobka 92aad, faqradiisa 1aad iyo 2aad ee dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Hindisaha xilka-qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waxaan soo jeedinaynaa kadib markii uu ku kacay...
Tiraab-curinta Toolmoon (Q.1aad)
AAN YARA DALXIISNO W.Q. Siciid Jaamac xuseen Safar.. safar.. safar.. safar.. Qofka noloshiisu waa safar aan kala go’ lahayn. Safar malyuun weji leh ayaa bani’aadmigu maalin walba galaa, oo kala kaan ah, kala maan ah.. kala midab ah, kala dhadhan ah, kala waayo ah, kala door roon oo dareemmo kala duwan qofka ku beera. Safarro...
Dibumilicsiga kaydka WDN: Af Soomaaliga iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday
Waxaan jecelnahay dhegeystayaash Raadiyo Wardheer in aan halkan ugu soo gudbino barnaamijka Raadraac oo bishii Febraayo 2011kii laga baahiyay RW, aanan kaga hadalnay dhibaatada haysata Aka Soomaaliga xilligan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka dhegeyso barnaamijka.
Somali Clerics Face Off
By Hassan M. Abukar From time to time, Somali clerics engage in a vitriolic war of words against each other. They denounce one another and even engage in Takfir (excommunication) from the realm of Islam. Recently, a vicious war of words has reached its apex and led a regional government to intervene. The state of...
Dibumilicsiga Kaydka Raadiyo Wardheer: Wareysi Dr. Maxamed Daahir Afrax
Maadaama maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ayaa waxaanu kaydka WDN idiinka soo xulnay wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax sannadkii 2014kii, xilli uu soo gaadhay magaalada London ee caasimadda Biritayn. Halkan ka dhegeyso wareysiga
Madaxweyne Xasan iyo Doorashooyinka Soomaaliya
Aragtida Tifaftirka WardheerNews “ Madaxweyne waxaan ku weydiinayaa afar sano ayaad Soomaaliya joogtaa, wali Xamar Ammaankeeda ma sugtay ? Su’aashayda labaad, ilmaha Kaamanka deggen dugsi ma haystaan, Iskool ma haystaan, Dhakhtar ma haystaan, Ilaah xaqiisa maiyaa?” Cadnaan waa will yar oo Minosata deggan, da’diisu lama sheegin laakin waxaan ku qiyaasi karnaa ilaa 6-7 jir, waxaanu ka...
Jibriil Ibraahim Cabdulle oo lagu wado in uu Bushada Soomaaliyeed la Hadlo Isniinta
Muqdisho, Sebt. 18, 2016 (WDN)- Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle oo in muddo ah la hadal hayay in uu yahay musharrax madaxweyne sanadaan 2016-ka ayaa waxaa la xaqiijiyay in maalinta berri ah ee taariikhdu tahay 19/09/2016 uu la hadlayo ummadda Soomaaliyeed. Inkasta oo aan si dhab ah loo shaacin waxyaabaha ay ku saabsantahay khudbadda uu shacabka...
Seygii Saaqidka Ahaa! (Qeybta 1aad)
W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane Aniga oo dhex muquuraya badweynta salalka iyo saadaasha xun, ayuu iga soo wacay teleefoonka. Waa seq dhexe xilligu, dad iyo duunyaba wax dhaqdhaqaaqaya ma jiraan. Sariirtii baldhaca weyneyd ee aan hadba doc ugu galgalanayey ayaan iska dul saaranahay. Hurdo kuma indhakuusho, mana dhadhansado, hilowga iyo harraadka aan u qabo muuqaalkiis awgiis....
Hammiga Soomaalida Maxaa Ka Sirgaxan?
W.Q. Cali Maxamed Cabdigiir (Caliganay) Goorma ayay dhallinta Soomaaliyeed toosi doontaa, ayna kala garan doontaa siyaasadda gobolaysiga iyo Soomaalinimada guud? Inta aan warcelinta weyddiinta lagu rafan, bal aan milicsanno falalkii ay mucjisada ku noqdeen saddexda qof ee hoos ku xusan. Haddii la eego mareegaha kayd-aqooneedka sida (Wikipedia.ca/com/UK,….), waxa aad la amakaagaysaa ardaygii Shiinaha ahaa ee...