Barnaamijkeenna maanta ee Raadraac waxaan idiinku soo gudbinaynaa wareysi aan dhawaan la yeelanay guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax. Guddoomiyaha ayaa waxa uu si baahsan uga waramayaa AGA iyo sababihii keenay in la aasaaso iyo guud ahaanba dhibaatooyinka xilligan la soo dersay Af Soomaaiga iyo sidii wax looga qaban lahaa.Waxaa barnaamijka...
64 search results for: raadraac
Raadraac: Wareysi abwaan Cali Maxamed Aadan ( Cali Siko)
Barnaamijkeena Raadraac ee toddobaadkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Wareysi aannu la yeelanay abwaanka da’da yar ee Cali Maxamed Aadan (Cali Siko) oo ku nool magaalada London ee Waddanka Biritayn. Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya islamarkaana idiin soo diyaariyay Wariye Jamaal Axmed Cismaan. Barnaamijka hoos ka dhegeyso
RaadRaac: Waraysi shirka maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed
Barnaamijka RaadRraac ee maanta waxaa marti noogu ah oo aan ku warasanaynaa Ugaas Xasan, oo ah qaban qaabiyaha shirka 3da Gobal maamulka loogu sameynayo ee ka socda magaalada Baydhabo
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid
Barnaamijka Raadraac waxaa maanta marti ku ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cismaan Aadan Dhuubow oo ka mid ah xildhibaanada diidan soo laabashada Xubnaha ka midka ah wasiiradii hore ee xukuumaddii Saacid. Waxaa barnaamijka idiin la socodsiinaya isla markaana idiin soo diyaariyay Maxamed Nuur Amiin. Hoos ka dhegeyso barnaamijka
RaadRaac: Waraysi xildhibaan Jeesow ansixinta Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Barnaamijka RaadRaac waxaad ku dhageysan doontaan wareysi dhinacya badan taabanaya oo uu siiyay Daahir Amiin Jeesow oo ka mid xildhiaanada Baarlaanka Soomaaliya. Md. Jeesow waxa uu ka hadli doonaa sida uu u arko R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo dhisida maamul goboleedyada Soomaaliya.
Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland
Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba. Barnaamijka hoos ka dhegeyso
Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho
Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadan doonnaa dhageystayaal shirka dib u heshiisiinta ee beelaha Jubbooyinka ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho, waxaana Barnaamijka marti ku ah Siyaasiga Cabdi Shire oo ka mid ah dadka dhaliilsan qaabka uu wax u wado Axmed Madoobe, su,aalo dhowr ah ayaanan weydiinay xilli uu ku sugnaa madasha shirka ee Magaalada...
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa
Banaamika Raadraac ee maanta waxaa noogu martiya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo aannu ka wareysanay aragtidiisa ku aaddan xukuumadda Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay. Barnaamijka oo idiinka imanaya Itudiyaha Radiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay idinlana socodsiinaya Maxamed Nuur Amiin. Halkan hoose ka dhegeyso
Raadraac: Waraysi Faysal C. Rooble- Hal Sano Ka Dib Markii Loo Doortay Madaxweynenimada Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamud
Waxaanu arrintan ka wareysanay aqoonyahanka Faysal Cabdi Rooble oo maanta noogu martiya Barnaamijkeena Raadraac. Haddaba Md. Faysal oo aan khadka Telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Los Angels oo uu degganayahay, ayaa wareysigan kaga hadlayaa arrimo badan oo muhiim ah ee hoos ka dhegeyso.