W.Q. Maxamed H. Faarax Arar Iskuday badan ayaan sameeyey si aan u helo eray ku haboon ama u dhigma waxa loo yaqaan afka ingriiska ”consciousness”. Helida eray ama erayo af soomaali ah oo qeexid dhammaystiran leh waa arrin aan fududeyn. Taas waxaa loo sababayn karaa in Af Soomaaligu ereybixin ballaaran uusan ku lahayn sayniska iyo...
64 search results for: raadraac
Barnaamijka Raadraac: Wareysi Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed
Barnaamikja Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ra’iisal wasaarihii hore ee Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed oo aanu ka wareysanay guud ahaanba xaaladda ka jirta xilligan Soomaaliya iyo aragtida Madasha Wadatashiga iyo Dimuqraadiyadda ee ku aaddan mustaqbalka Soomaaliya. Haddaba barnaamijka oo uu idiin soo diyaariyay islamarkaana idiin soo jeedin doon Khaliil Cabdiraxmaan...
Barnaamijka Raadraac: Wareysi ku saabsan xaaladda waxbarashada ee Soomaaliya oo aan la yeelanay Md.Yuusuf Maxamed Xayd
Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Md. Yuusuf Maxamed xayd oo aan ka wareysan doonno xaaladda waxbarashada ee xilligan ka jirta Soomaaliya, Waxaa barnaamijka idiin soo diyaarshay, idinlana socodsiin doona Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka dhegyso Barnaamijka
RaadRaac: Xusuus- Waraysi Bare Sare Siciid Sh. Samatar (AHU)
RaadRaac: Xusuus – waraysiga waxa uu Bare sare Siciid Sh. Samatar kaga hadlayaa guud ahaan xaalada Soomaaliya, iyo sababaha dhaliya in ay Soomaaliya ilaa hadda u degi la’dahay.Waraysiga waxaa qaaday Khaill C/raxmaan. Waraysigan ayaa horey uga baxay RaadRaac bishii August 7, 2012. Hoos ka dhegayso waraysiga oo dhan:
RaadRaac: Waraysi afhayeenka gudiga farsamo ee maamul u sameynta Gobalada Dhexe
Barnaamijka RaadRaac: Waxaa marti ku ah oo ka qeyb qaadan doona Afhayeenka Gudiga Farsamo ee maamul u sameynta Gobalada Dhexe ee Soomaaliya Mudane Shiikh Cumar Cali Rooble.
Raadraac: Taariikh Nololeedkii Marxuum Prof. Saciid Sh. Samatar oo Aan Ka Wareysanay Faysal cabdi Rooble
Sida aynu la wada socono waxaa bishii aan soo dhaafnay ee Febraayo ku geeriyooday waddanka Maraykanka Prof. Siciid Sheekh Samatar oo safka hore kaga jira aqoonyannada Soomaaliyeed. Haddaba taariikh nololeedkii marxuumka iyo waxqabadkiisii, ayaa waxaanu ka wareysanay Faysal Cabdi Rooble oo ay muddo dheer isyaqaaneen saaxiibbo isku dhawna ay ahaayeen. Barnaamijka Raadraac hoos ka dhegeyso...
RaadRaac: Siyaad Sheekh Daahir; afhayeenka gudiga farsamada maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS)
Barnaamijka RaadRaac waxaa maanta Marti ku ah Md. Siyaad Sheekh Dahir oo ah Afhayeenka Gudiga Farsamada Maamul u samaynta gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ( KGS) , iyada oo xarunta gobalka Bay uu ka socdo shir maamul loogu dhisaayo KGS. Siyaad Sheekh Dahir waxa uuna ka hadli doonaa xaalada shirkaasi iyo halka uu hada maraayo.
RaadRaac: Wareysi gabdho Soomaalyeed oo ku aadan eedaynaha AMISOM
Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku eegaynaa aragtida gabdhaha Soomaaliyeed ee faraxumayntii lagu eedeeyay ciidamada AMISOM. Wareysi aanu la yeelanay gabdho Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdishu iyo gudoomiyaha ururka Haweenka ee gobolka Banaadir Marow Jawaahir.
RaadRaac: lacagaha ka maqan iyo xaalada dhaqaale ee Soomaaliya
Baranaamijka RaadRaac Waxaanu ku eegaynaa anagoo mar kale dib u soo saarayna waraysi aanu hore ula yeelanay Maxamed Dalmar, oo ahaa agaasimihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Waraysigan waxa uu ka hadlayaa arimaha la xidhiidha raadinta lacaywogii ka maqnaa dawlada Soomaaliya. Halkan ka dhegeyso waraysiga Halkan ka dhegeyso waraysiga
Raadraac: Ahmiyadda Maalinta 26ka Juun
Iyadoo hadda aynu ku jirno xuska maalmihii taariikhiga ahaa ee ay shacabka Soomaaliyeed ka xoroobeen gumaystayaashii reer Yurub, ayaa waxaanu barnaamijkeena Raadraac maanta ku soo qaadanaynaa ahmiyadda iyo qaddarinta ay maalinta 26ka Juun ka mudanatahay ummadda Soomaaliyeed. Hadddaba waxaan arrintaas iyo arrimo kaleba ka wareysanay oo noogu marti ah barnaamijka Prof. Cumar Aadan Qaaddi oo...